Wafdi uu hogaaminaayo R’isulwasaaraha Soomaaliya oo maanta booqday Xeriyadaha Qaxootiga ee Dhadhaab.

Ra'iisal-waasaraha oo Booqday Dh.Wafdi uu hogaaminaayo R’isul wasaaraha Soomaaliya mudane Cabduweli Sheekh Axmed ayaa maanta booqasho ku tagay Xeriyadaha Qaxootiga ee Dhadhaab.
Continue reading

Safiirka Imaaradka Carabta oo maanta Booqasho gaaban ku tegay magaalada Kismaayo ee G/Jubbada Hoose.

Safiirka ImaaraadkaWafdi uu hogaminayo Safiirka dowlada imaaradka Carabta ee Soomaaliya ayaa gaaray Magaalo xeebeedka Kismaayo , wafdigan ayaa waxaa garoonka ku soo dhaweeyay wasiirka arimaha gudaha ee maamulka Jubba Maxamed Warsame Faarax iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan maamulkaas. Continue reading

Ciidamada Ammaanka oo maanta Howlgallo Ka wada Xaafado Ka tirsan Degmada Heliwaa ee G/Banaadir.

Nabadsugidda.jpg4Ciidamada nabadgelyada dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa waxay maanta howlgallo balaaran oo lagu xaqiijinayo ammaanka ka wada xaafado ka tirsan degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir.
Continue reading

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo gacan ka helaya Kuwa AMISOM oo Si Buuxda ula Wareegay Degmada Tiyeeglow ee G/Bakool

???????????????????????????????War naga soo gaaray degmada Tiyeeglow ee gobolka Bakool ayaa sheegaya in ciidanka XDS iyo kuwa AMISOM ay la wareegeen gacan ku haynta degmadaas iyo deegaano kale oo hoos taga oo ay horey u maamuli jirtay kooxda Al-Shabaab. Continue reading

%d bloggers like this: