Advertisements

Ra’isulwasaare C/Weli oo gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya lana kulmay xildhibaano

Ra'iisal-waasaraha Cusub.jpg5Ra’isul-wasaare C/weli Sheekh Axmed oo magaalada Adis ababa ee dalka Ethiopia uga qeybgalay shirkii looga hadlayay qaxootiga ayaa xalay gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda wadanka Kenya.
Continue reading

Advertisements

Golaha Wasiirada oo maanta shirkooda caadiga ahaa warbixin la xiriirta kaga dhegaysteen Wasiirka Amniga Qaranka.

Golaha Wasiirada.jpg2Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa maanta magaalada Muqdisho ku shir guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Shirka ayaa maanta diiradda lagu saaray xaaladda abaaraha ka jira dalka. Continue reading

Ra’isul Wasaare C/weli oo hadal gaaban ka jeediyey shirka looga hadlayey arrimaha Qaxootiga ee ka dhacayAddis ababa

Ra'iisal-waasaraha tegay Addis Ababa.jpg3Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Cabdiwali Sheikh Axmed iyo waftigii uu hogaaminayey ayaa hadal gaaban ka jeediyey shirkii magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia, oo looga hadlayo xal u helidda qaxootiga Soomeeliyeed ee ku nool daafaha caalamka gaar ahaan wadamada dariska.
Continue reading

Dowladda Soomaaliya oo ka qeybgashay kulan looga hadlay Maamulidda deeqaha Japan ay siisay Soomaaliya.

JappanXoghayaha joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Mudane Abdullahi Dool Mohamed ayaa kaga qeybgalay Magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya kulan seddex geesood ah oo looga hadlayay maareynta deeqaha maaliyadeed ee dowladda Japan ugu deeqday Soomaaliya. Continue reading

Haweynayda Madaxa ka ah AMISOM oo Shaaciyay in Ciidamada AMISOM ee ka howlgela Soomaaliya ay ka baxi doonan Sannadka 2016-ka.

AMISOM.jpg1Haweynayda Madaxa ka ah AMISOM, Marwa Lydia Wanyoto Motende ayaa sheegtay in ciidamada AMISOM ay ka baxayaan Soomaaliya sannadka 2016-ka, iyadoo in howsha nabad-ilaalinta ah ee ay u joogaan Soomaaliya ay ku wareejin donaan ciidamada SOomAaliYa.
Continue reading

%d bloggers like this: