Advertisements

Maxkamadda Ciidamada ee darajada koowaad oo xukunno dil iyo xabsi ah ku ridday 13 dhallinyaro ah.

???????????????????????????????Maxkamada ciidanka qalabka sida ayaa xukuno dil iyo xabsi daa’in ah ku ridday maanta 13 qof oo dhallinyaro ah, kuwaasoo horay xukunno ay ugu ridday maxkamadda kuna xirnaa xabsiga dhexe ee Xamar, iyadoo lagu eedeeyay inay xabsiga ku dhex-dileen maxbuus kale. Continue reading

Advertisements

Golaha Midnimada iyo Nabada Jubbooyinka oo ka hadlay Shirka Dib u heshiisiinta ee dhowaan ka dhacaya Kismaayo.

korneel cabaasWaraysi ay la yeelatay Shabakada Allgalbeed,gudoomiye ku xigeenka Golaha Midnimada iyo Nabada Jubbooyinka Kornayl Cabaas Maxamuud Cadow ayuu kaga warbixiyay Arimo badan oo la xiriira Gobolada Jubbooyinka iyo weli gobolka Shabeellada dhexe oo maalmo kahor loo magacaabay Gudoomiye cusub. HOOS KA DAAWO WAREYSIGA Continue reading

Caasimadda dalka Ethiopia ee Addis ababa oo ka furmay shir looga hadlayo Arrimaha Qaxootiga.

Shirka AddisWaxaa Caasimadda dalka Ethiopia ee Addis ababa ayaa saakay ka furmay shir looga hadlayo Arrimaha Qaxootiga iyo arrimaha barakacayaasha ayna ka qeybgalayaan Madax ka socota wadamada Geeska Afrika iyo Qaramada Midoobay.
Continue reading

Warmutiyadeed laga soo saaray shirkii madaxda Puntland iyo xildhibaannada federaalka oo maanta soo gaba-gaboobay.

PuntlandWaxaa maanta soo gaba-gaboobay kulan muddo labo maalmood ah xarunta madaxtooyada ee magaalada Garoowe uga soconayey madaxda ugu sarreysa maamulka Puntland iyo xildhibaanno kasoo jeeda deegaanada Puntland oo ka tirsan Baaralmmaanka Soomaaliya. Continue reading

Ciidamada XDS Oo La Wareegay Deegaano Ka Tirsan G/Hiiraan Kuna Sii Wajahan Jalalaqsi.

Ciidanka hiiraanCiidamada XDS iyo kuwa AMISOM, ayaa sii dar dargeliyay howlgallada maleeshiyaadka Shabaab looga xoreynayo gobolkaasi. Hawlgalada oo ka kala soconayaan Galbeedka iyo Bariga Gobolka Hiiraan, ayaa waxay ay ciidamadu kula wareegeen deegaano ka badan toban, oo ay horey ugu sugnaayeen Shabaabka.

Continue reading

%d bloggers like this: