Advertisements

Ra’iisul wasaaraha iyo Wafdi uu hogaaminayo oo galabta gaaray magaalada Addis Ababa. ee dalka Itoobiya.

Ra'iisal-waasaraha tegay Addis AbabaRa’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Wafdigan ayaa waxaa ka mid ah; wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka, C/llaahi Godax Barre, wasiirka arrimaha dibadda C/raxmaan Ducaale Bayle iyo Guddoomiyaha hay’adda qaxootiga iyo barakacayaasha, Axmed-Daahir Cabdikarin Nuur, iyagoo wafdigan ay ka qaybgalayaan Addis Ababa shir ay soo qaban-qabisay Hay’add Qoxootiga Adduunka ee UNHCR.

Continue reading

Advertisements

Ra’iisal-wasaare C/weli Sheekh oo ka qayb galay Mashruuca lagu daahfurayey yareynta dhimashada Hooyada iyo dhallaanka

Ra'iisal-waasaraha CaafimaadkaRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ka qayb galay xaflad lagu daahfurayey ololaha dardargalinta yareynta halista dhimashada Hooyada iyo Dhallaanka Soomaaliyeed xiliga umusha, waxaana iska kaashaday Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya iyo Hay’addo Caalami ah.
Continue reading

Baarlamaanka Soomaaliya oo taageeray barnaamijka Xakameynta Hubka ee ay Xukuumaddu kaga dhigayso dadka haysta Hubka.

Guddoomiyaha barlamaanka.jpg2Guddiga joogtada ah ee baarlamanka Soomaaliya oo 17-kii bishan ka dhageystay xukuumadda Soomaaliya warbixin ku saabsan howl-gallada xakameynta hubka iyo siyaasadda ay u dejisay, uuna goobjoog ka ahaa ra’iisul wasaaraha Somalia, ayuu guddigu warbixin kasoo saaray maanta qorshaha xakameynta hubka sharci-darrada ah. Continue reading

Somalia: The UNSC process and AMISOM launched final attack on Al-Shabaab base in Barawe.

amisom_attackMogadishu August 18, 2014 – Somalia National Security news. The Somali National Army and the African Union Mission in Somalia (AMISOM) will within the next few days launch the final attack to smoke-out Al-Shabaab insurgents from the areas they control in southern Somalia, special their main headquarters in Barawe, the Somali President Hassan Sheikh Mohamoud said today. Continue reading

R/wasaare Cabdiwali oo Xalay la kulmay Madaxa Warbaahinta Madaxa-bannaan ee Muqdisho.

???????????????????????????????Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi-weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa xalay kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee warbaahinta ka howlgasha magaalada Muqdisho.
Continue reading

Wasiirka arrimaha gudaha oo sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay xoog ku furayaan waddooyinka u xiran Al-shabaab.

WasiirkaGudaha GoodaxWasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka Somalia, C/llaahi Goodax Barre ayaa sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay xoog ku furayaan waddooyinka u xiran Al-shabaab.
Continue reading

Dowladda Swiss-ka oo soo saartay Tira-koobka dadka Soo-gelootiga ah…

QaxootiWarbixin ay soo saartay hay’adda qaxootiga ee dalkan Switzerland Bishii Luulyo 2014-ka ayaa lagu sheegay, in Xeryaha diiwaan gelinta ay diiwaan-geliyeen dadka soo gelootiga oo tiradooda ay dhan tahay 2911 Ruux.
Continue reading

%d bloggers like this: