Wasiirka arrimaha Gudaha oo deeq Raashin ah ka guddoomay safiirka Dowladda imaaraadka carabta ee Soomaaliya.

Wasiirka Arrimaha GudahaWasiirka arrimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa deeq Raashin ah ka guddoomay safiirka Dowladda imaaraadka carabta ee u fadhiya Soomaaliya iyo mas,uuliyiinta mu,asasada Khaliifa Binzayid oo raashinkaasi loo soo wakiishay.
Continue reading

Wasiiradda Haweenka oo kulan la qaadatay Mas’uuliyiin Ka socotay Amisomkana wada hadleen Xuquuqda Haweenka Soomaaliya.

Wasiirka Haweenka1Wasiirka haweenka iyo Xuquuqul insaanka Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta xafiiskeeda kulan kula qaadatay xubno ka socday xafiiska Amsiom u qaabilsan Haweenka,iyo hay,ada ka shaqeeya xaquuqul insaanka waxayna ka wada hadleen sidii loo dar-dargalin lahaa arrimaha xuquuqul insaanka dalka iyo haweenka in ay ka dhex muuqdaan siyaasadda wadanka, ayna wasaaradda tababaro sare loogu qaadayo aqoonta shaqaalaha wasaaradda ay u heli lahaayeen dalka iyo dibadda ka wada hadlay.
Continue reading

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo magacowday guddi soo baara weerarkii lagu qaaday guddoomiyihii hore ee degmada Wadajir.

Ra'iisal-waasaraha iyo G. BarlamaankaDowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magacowday guddi soo baara weerarkii jimcihii lagu qaaday guri uu deggenaa guddoomiyihii hore ee degmada Wadajir Axmed Daaci, iyadoo su’aalo ay arrintan ka weydiiyeen xubnaha joogtada ah ee baarlamaanka Soomaaliya wasiirka amniga Qaranka.
Continue reading

Maamulka Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay xarun loogu adeegayo bulshada.

Maxamed Aadan Guuleed Caano Geel aGuddoomiye ku-xigeenka dhinaca Siyaadda ee Maamulka Gobalka Banaaadir oo ay wehliyaan Mas’uuliyiin katirsan Maamulka Gobolka Benaadir iyo kan Degmada Shibis ayaa maanta dhagax dhigay xarumo loogu adeego bulshada ku dhaqan degmadaasi oo ay ka midtahay dib u baraalinta dugsiga hoose, dhexe ee degmada Shibis, dhismaha xarunta Hooyada iyo Dhallaanka iyo Waaxda Calasow Dheere oo laga hirgelinayo xarun ay shacabka Degmada Shibis ku kulmaan.
Continue reading

%d bloggers like this: