Golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya oo maanta isugu yimid shir uu kasoo qayb-galay Madaxweynaha.

Madaxda dowladdaGolaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shir aan caadi ahayn kaasoo uu ka qayb-galay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud. Kulanka oo looga hadlayay arrimaha amniga iyo xaaladahii ugu dambeeyay dalka ayaa waxaa laga soo saaray war-murtiyadeed ku aaddan sida loo wajahayo nabad kusoo dabaaldida dalka. Continue reading

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho oo la kulmay dhigiisa magaalada Stockholm ee wadanka Sweden.

mayorsJen. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) o ah Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna duqa Magaalada Muqdisho ayaa magaalada Stockholm ee dalka Sweden kula kulmay duqa Magaalada StockhomSten Roland Nordin. Continue reading

Ciidamada Xoogga Dalka ee ku sugan Hiiraan oo isku balaarinaya Deegaano hor leh ee Gobolka hoos yimaada.

ciidamada XDSCiidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Ciidamada Midowga Africa ee Amisom ee ku sugan gobolka Hiiraan ayaa isku balaarinaya deegaanno iyo tuulooyin ka tirsan gobolkaasi , iyadoo maleeshiyaadka argagaxisada Al Shabaab firxdadkoodu la sheegay in ay u carareen dhulka howdka ah ee gobolkaasi.
Continue reading

Nabaddoon ka tirsan Beelaha Hawiye oo sheegay in ay Shaki ka Qabaaan hub-ka-dhigista ay Dowladdu Waddo ?

xaad2Mudane Maxamed Xasan Xaad oo ah Nabaddoon ka mid wax-garadka Muqdisho ayaa sheegay in hub ka dhigista ay ka horreyso dib u heshiisiin iyo dadku ay is-aaminaan, isagoo tallaabada ay dowladdu hubka kaga dhigayso shacabka, siyaasiyiinta iyo hoggaamiye kooxeedyadii hore ku tilmaamay mid qaldan oo aan xiligan loo baahnayn in la sameeyo.
Continue reading

%d bloggers like this: