Hub aad u farabadan oo lagu soo qabtay howlgallo ay sameeyeen Ciidamada Ammaanka Soomaaliya.

Hub la qabtay C. Kenya.jpg1Hawlgalladii maalmahaan dambe ay hey’adaha amaanku ka wadeen Magaalada Muqdiho ayaa la sheegay in lagu qabtay hub gaaraaya ilaa 500 oo qori, oo noocyo kala gedisan isugu jira.

Afhayeenka Wasaarada Amniga Qaranka ee Xukuumada Somaliya Maxamed Yuusuf Cismaan, ayaa shaaca ka qaaday in hawlgaladan lagu soo qab qabtay ilaa 500 oo ka kooban noocyada kala duwan ee hubka..

Maxamed Yuusuf Cismaan afhayeenka wasaaradda amniga qaranka ayaa intaa ku daray in Dowladdu ay ka feejigan tahay in kooxda Al Shabaab, ay u gacan galaan wax hub ah, isagoo hoosta ka xariiqay in howlgalladan hub ka dhigista ah ay taasi sabab u tahay.

Afhayeenka oo la hadlay wakaaladda Wararka ee AP, ayaa tilmaamay in ciidamada amaanku ay sii wadi doonaan, hub uruurinta ay ka wadaan Magaalada Muqdisho.

Golaha Wasiirada ee Xukuumada ayaa 7-dii bishaan ansixiyayn hindise sharciyadeedka hubka, waxayna taasi ka dambeysay markii uu madasho la yimid Wasiirka Wasaaradda Amniga Qar

SomaliSwiss      Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: