Gudoomiyaha G/Banaadir oo la hadlay Soomaalida Sweden.

Muungaab.jpg8Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa magaalada Muqdisho Jen. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa xalay Soomaali aad u farobadan kula hadlay Magaalada Stockholm ee caasimadda dalka Sweden. Soomaalidii uu guddoomiyaha la hadlayay ayaa waxay ka kala yimid dalal badan oo Yurub ah sida dalalka Sweden la deriska ah, UK iyo Netherlands. daawo sawirada kale

Continue reading

Afhayeenka AMISOM oo ka warbixiyay howlgal saaka ay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.

HaamudAfhayeenka AMISOM, Col, Cali Aadan Xumad ayaa ka warbixiyay howlgal ay saaka ay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ku galeen guriga guddoomiyihii hore ee degmada Wadajir, Axmed Daaci, kaasoo lagu soo qabtay hub iyo malleeshiyo u dagaalamaysay mas’uulka la weeraray.
Continue reading

Dagaal xooggan oo u dhexeeya Ciidanka dowladda iyo AMISOM oo isku dhinac ah iyo maleeshiyad daacad u ah Axmed Daaci oo ka dhacay degmada Wadajir.

Ciidamada XD somalia Dagaal xoog badan oo u dhexeeya Ciidanka dowladda iyo AMISOM oo isku dhinac ah iyo xoogag daacad u ah Axmed Xasan Caddoow (Axmed Daaci) ayaa saakay ka dhacay degmada Wadajir, dagaalkaas oo ay ku dhinteen dad gaaraya ilaa10-qof oo shacab iyo ciidamo isugu jiraan, intaas in ka badanna waa ay ku dhaawaceen, dagaalkan culus ayaa socday xalay ilaa saakay ka socday degmada Wadajir. Continue reading

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo ka hadlay qoorshaha maamul u sameynta Gobollada Mudug iyo Galguduud.

Nikolay Kay.jpg1Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa shaacisay in qorshaha maamul u sameynta gobollada Mudug iyo Galguduud uu yahay mid aan wax saameyn ah ku yeelan doonin maamulka Puntland. Continue reading

Hub aad u farabadan oo lagu soo qabtay howlgallo ay sameeyeen Ciidamada Ammaanka Soomaaliya.

Hub la qabtay C. Kenya.jpg1Hawlgalladii maalmahaan dambe ay hey’adaha amaanku ka wadeen Magaalada Muqdiho ayaa la sheegay in lagu qabtay hub gaaraaya ilaa 500 oo qori, oo noocyo kala gedisan isugu jira.
Continue reading

%d bloggers like this: