WAREYSI DHEER OO DHINACYA BADAN TAABANAYA FOWSIYA YUSUF IYO AMINA MUSE WEHLIYE.

FOWSIYA & AMINA

HOOS KA DAAWO WAREYSI XIISA BADAN

Continue reading

Munaasabad lagu soo dhaweyanayay Agaasimaha cusub ee Radiyaha & TV-GA Qaranka ee UK oo lagu qabtay London.

IMG_0129Munaasabad balaaran oo lagu soo dhaweynayay islamarkaana lagu taageerayay Madaxa Cusub ee raadiyaha iyo Telefishinka  Qaranka ee Britain oo ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka UK. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE OO BADAN

Continue reading

Dowladda Denmark oo Malaayiin lacag ah ku bixisay la dagalaanka Xarakada Al-shabaab.

Madaxweyne xasan sheekh oo dalka ku soo laabtay.jpg4Dowladda Denmark ayaa ugu deeqday Soomaaliya iyo AMISOM 19 milyan oo Krone oo lacagta dalkaas ah, si loogu isticmaalo la dagaalanka Xarakada Al-shabaab ee Soomaaliya. Continue reading

Beesha Dhulbahante oo Xildhibaan Cali Khaliif Galayr u dooratay Madaxweynaha cusub ee maamulka Khaatumo.

Khaatumo.jpg3Prof. Cali Khaliif Galayr ayaa beeshiisu u doortay inuu noqdo Madaxweynaha cusub ee Maamulka Khaatum, waxaana doorashadaas ku tartamayey labo murashax oo kaliya, kuwaas oo kala ahaa Cali Khaliif Galayr iyo Madaxweynihii hore ee maamulka Khaatumo Maxamed Yuusuf Jaamac Indha-Sheel. Continue reading

%d bloggers like this: