Advertisements

Shirka Xubnaha Golaha Ammaanka iyo Madaxda Qaranka Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay.

Shirka Golaha Ammaanka iyo Dowladda Soomaaliya.Xunbnaha joogta ah ee golaha amaanka ee Qaramada Midoobay oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, Xubno ka tirsan labada Gole ee dowladda, Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug, hogaamiyaha Maamulka KMG ah ee Jubba iyo marti sharaf kale.
Continue reading

Advertisements

Magaalada Muqdisho oo ka dhacay dibadbax looga soo horjeedo dhibaatada ay Israel ku hayso shacabka falastiin.

Bannaanbax 1da LuliyoBanaan baxaani lagaga soo horjeeday dhibaatada ciidamada Isra’el ay u geysteen shacabka Falastiin ee ku nool deegaanka Marinka Qaza oo ay soo qaban qaabiyeen ardayda wax ka barata Xarumaha waxbarashada ee dalka ayaa ka dhacay Muqdisho.
Continue reading

Wafdi ka socda Golaha Ammaanka ee QM oo Maanta booqasho ku yimid Caasimadda dalka Soomaaliya ee Muqdisho.

Golaha_Amniga_QM_MuqdishoWafdigii ka socdy golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa soo gaaray Muqdisho, iyagoo la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya. Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta la Kulmay ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay.

Madaxweynaha Kulan ku-xigeen H QMMadaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud ayaa madaxtooyada ku qaabilay shalay wafdi uu hoggaaminayo ku xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan nabadgalyada iyo ammaanka caalamka, Peter Drennan.
Continue reading

Madaxweynaha maamulka Puntland oo shaaca ka qaaday inuu diyaar u yahay inuu la kulmo Dowladda Federaalka .

Cabdiweli gaasMadaxweynaha maamulka Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shaaciyay inuu diyaar u yahay inuu la kulmo Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya si ay uga wada hadlaan murankii ka dhashay maamul u sameynta gobollada dhexe ee Soomaaliya.
Continue reading

Guddoomiye Muungaab oo Sweden kula kulmay guddiyada baarlamaanka ee dalkaasi

Muungaab Sweden.jpg1Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen ”Muungaab” ayaa maanta la kulmay qaar ka mid ah guddiyada Baarlamaanka dalka Sweden, isagoo kala hadlay arrimo badan oo xaaladda Soomaaliya ku saabsan.
Continue reading

Hey’adda Garyaqaannada Mareykanka oo beenisay eedeymo loo jeediyey Dowladda Federaalka Soomaaliya

CadaaladdaMas’uuliyiinta hay’adda Garyaqaannada Mareykanka ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedeymihii dhawaan kooxda daba galka ee Monitoring Group ay usoo jeediyeen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ku saabsaneyd in la musuq maasuqay hantidii Soomalaiya ee taallay meelo ka mid ah calamka. Continue reading

%d bloggers like this: