Wafdi ka socday Dalka Denmark oo Maanta soo Gaaray Caasimada dalka Soomaaliya ee Muqdisho.

Beyle iyo MorgensWaxaa maanta magaalada Muqdisho soo Gaaray Wafdi ka socday Dalka Denmark, kaas oo ujeedada Socdaalkoodu uu ahaa , sii xoojinta xiriirka labada dal Soomaaliya iyo Denmark. Wafdigan oo ka koobanaa sideed xubnood ayaa waxaa gelinkii hore ee maanta garoonka diyaaradaha Muqdisho kusoo dhaweeyay wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Soomaaliya, Mahad Maxamed Salaad iyo agaasinka hab-maamuuska Qaranka

Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdigii uu hogaaminayey oo dalka dib ugu soo laabtay.

Madaxweyne xasan sheekh oo dalka ku soo laabtayMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminayo oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa faah faahin ka bixiyay socdaalkii ay ku tegeen dalka Maraykanka iyo shirarkii uu halkaasi kaga qeyb galay.
Continue reading

Ra’isul Wasaare C/weli Sheekh Axmed oo ka qayb galay Kulan looga hadlayey Doorka Haweenka ay ka Qaadan Karaan Horumarka Dalka.

Ra'iisalwasaaraha Soomaaliya.jpg2Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ka qeyb galay kulan looga hadlayey doorka haweenka Soomaaliyeed ay ka qaadan karaan horumarka dalka iyo xoojinta amniga, iyadoo kulankaasi ay soo qaban qaabisay wasaaradda haweenka iyo xuquuqda aadanaha, waxaana goob joog ka ahaa haween Soomaaliyeed oo ka kala yimid gobolada dalka.
Continue reading

Wasiirkii hore ee gaashaandhigga Somalia, C/xakiin Fiqi oo Sheegay in lala soo daahay Tallaabada lagu ururinayo Hubka

FiqiWasiirkii hore ee gaashaandhigga Somalia, C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa sheegay in dowladda laga doonayay inay mar hore billowdo qorshaha hubka sharci-darrad ah looga qaadayo dadka.
Continue reading

Ra’iisul wasaarihii dowladii KMG ahayd ee Soomaaliya oo sheegay in Madaxda dowladdu fursad fiican ay heleen, balse kama aysan faa’iideysan.

Formaajo.jpg1Ra’iisul wasaarihii dowladii KMG ahayd ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo wareysi siinayay mid ka mid ah idaacadaha Muqdisho isagoo ku sugan Mareykanka ayaa sheegay in madaxda dowladda Somalia ay heleen fursad wanaagsan, balse aysan uga faa’iideysan sidii la doonayay.
Continue reading

%d bloggers like this: