Advertisements

Dowladda Soomaaliya oo u hambalyeeysay hogaanka cusub ee Turkiga.

Somalia & Turkiye.jpg2Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul wasaare Cabdiweli ayaa si wada jir ah ugu hambalyeeyay guushii uu ka gaaray doorashadii Madaxtinimo ee dalka Turkiga Ra’iisul wasaaraha xilka ka sii degaya ee Recep Tayyip Erdogan.
Continue reading

Advertisements

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo sheegay in Siyaasadda Wasaaraddiisu ay tahay dhismaha Ciidan Qaran oo laga soo xulay Gobollada Dalka oo idil.

Wasiirka Gaashaandhigga.jpg4Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in horumarka dalka uu saldhig u yahay dhismaha ciidanka XDS, kaas oo leh awood ku fulin oo uu ku ilaaliyo xuduudaha dalka.
Continue reading

Gudoomiyaha gobalka Banaadir oo si diiran loogu soo dhaweeyey Magaalada Stockholm ee caasimadda Dalka Swedan.

Muungaab SwedenGuddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Stockholm ee caasimadda Dalka Sweden.
Continue reading

FADUMIINA HEESAHA CIIDA 2014.

FADUMINA

HOOS KA DAAWO HEESAHA CIIDA EE FADUMIINA 2014

Continue reading

%d bloggers like this: