Advertisements

Madaxweyne Xasan sheikh oo ku sii Jeeda magaalada Minneapolis si uu ula Kulmo Jaaliyadda Soomaaliyeed.

Madaxweyne Xasan sheekh Washington2Madaxweynaha Soomaalia mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ku wajahan magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka, halkaas oo uu kulan kula qaadam doono jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaaladaasi iyo qaar ka mid ah  masuuliyiinta Madaxda  gobolka iyo Senator-da ka soo jeeda Gobolkaas.
Continue reading

Advertisements

Kooxda Al-shabaab oo sii daayey maxaabiis siyaasad ahaan ay ugu haysteen degmada Baraawe.

Afhayeen Al-shabaab Sh. cali dheereWar naga soo gaaray degmada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in Kooxda Al-shabaab ay ka sii daysay xabsi ku yaalla degmadaas shan maxbuus oo horay uga tirsanaa saraakiisha kooxda, kuwaas oo kasoo horjeestay sarkaalka kooxda ugu sarreeya. Continue reading

Ciidamada Dowladda ee ka howlgela Aaga Gobolka Bay oo la wareegay degaanno cusub….

Ciidamada-dowladdaCiidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ka howlgela Aaga Gobolka Bay ayaa la wareegay degaano ka tirsan gobolka Baay oo ay horay u maamulayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab ee dhibaatada ka wada waddankeena.
Continue reading

Guddoomiye ku xigeenka maamulka KMG ee Jubba oo sheegay inay u diyaar-garoobeen qabashada Shirkii 2aad ee dib-u-heshiisiinta Beelaha deegaanka.

FartaagMudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil “Fartaag” oo ah Guddoomiye ku xigeenka maamulka ku-meel gaarka ah ee Jubba ayaa u ambabaxay magaalada Nairobi ee dalka Kenya si uu wada hadallo ula sheegay siyaasiyiinta iyo bulshada ka soo jeedda degaanka ee ku sugan halkaasi.
Continue reading

%d bloggers like this: