Posted on August 8, 2014 by SomaliSwiss
Munaasabad lagu soo dhaweynayay madaxweynaha wadanka Jabuuti Cismaaciil Cumar Geelle ayaa xalay ka dhacday magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, waxaana ka soo qeyb galay kumanaan ka mid ah labada jaaliyadood ee Soomaaliya iyo Jabuuti. (SAWIRO)
Continue reading →
Like this: Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele oo si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Minnepolis.
Posted on August 8, 2014 by SomaliSwiss
Ururka dhaqaatirta Soomaaliyeed ayaa maanta tababar lagu baranayo sida looga hortagi lahaa cudurka Ebola u qabtay arday wax ka barata Jaamacadaha dalka. Continue reading →
Like this: Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed oo tababar ku saabsan ka hortagga cudurka Ebola u qabtay arday
Posted on August 8, 2014 by SomaliSwiss
Guddiga Fulinta Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kanton Zürich wuxuu ku wargelinaa ama uu ogeysiinayaa Soomaalida inuu furmi doono Seminaar ama Aqoon kororsi la xiriira Xagga Is-dhexgalka ( Integration ) qaybtiisii labaad oo ay si wadajir ah u soo qaban qaabiyeen Waaxda Is-dhexgalka ugu qaabilsan Degmada Zürich (Integrationsförderung Stadt Zürich ) iyo Guddiga Fulinta Jaaliyada Kanton Zürich. Continue reading →
Like this: Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ogeysiis iyo wargelin Muhim ah oo ku socda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kanton Zurich ee Switzerland:
Posted on August 8, 2014 by SomaliSwiss
Taliyaha ciidamada xoogga dalka, Jen. Daahir Aadan ayaa shaaciyay inay ogaadeen in ilaa 400 Saraakiil ah oo ay haystaan darajooyin been abuur ah. Shir jaraa’id oo uu taliyuhu ku qabtay xarunta wasaradda gaashaandhigga ee Muqdisho ayuu ku sheegay inay wadaan qorshayaal ay darajooyinkaas ku saxayaan,
Continue reading →
Like this: Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo sheegay inay ogaadeen boqollaal Sarkaal oo haysta darajooyin been ah.
Posted on August 8, 2014 by SomaliSwiss
Dowladda Mareykanka  iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis lagu taageerayo booliiska Soomaaliya. Shantii bishan ayaa Ergeyga gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya, James P. McAnulty iyo wasiirka Maaliyadda Soomali Xuseen Cabdi Xalane ayaa wada saxiixay heshiis ay dowladda Mareykanku ku taageereyso booliiska Soomaaliya.
Continue reading →
Like this: Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladaha Mareykanka iyo Soomaaliya oo kala saxiixday Heshiis lagu taageerayo Booliiska Soomaaliyeed.
Posted on August 8, 2014 by SomaliSwiss
Barnaamijka kulanka Todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliya ayaa waxaa marti ku ahaa wasiirka waxbarashada iyo barbaarinta oo ka hadlay qorshayaasha wasaaradiisu ay ku horumarineyso waxbarashada.
Continue reading →
Like this: Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Waxbarashada oo ka hadlay Qoorshaha dib u habeynta Waxbarashada Dalka.
Posted on August 8, 2014 by SomaliSwiss
VIDEO
Like this: Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Fadeexad Iyo Ceeb Ka Dhacday Soo Dhoweyntii Madaxweyne Siilaanyo Loogu Sameeyay London.
You must be logged in to post a comment.