Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Ansixiyay Hindise Sharciyeedka xakamaynta Hubka.

Golaha Wasiiradda.jpg8Golaha wasiirrada xukuumada Somalia ayaa maanta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa, iyadoo war-bixin ku saabsan xaaladda ammaan dalka kaga dhageystay wasaaradda Amniga Qaranka, isla markaana meel-mariyay hindise sharciyeedka hubka wax-dila.
Continue reading

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya oo sheegay inay Weerari doonaan Al-shabaab.

Taliyaha Ciidanka XDS.jpg1Taliayaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya, Jen. Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe) oo maanta saxaafadda kaula hadlayay Muqdisho ayaa sheegay inay muddo kooban gudaheed Al-shabaab kaga saari doonaan deegaannada ay kaga sugan yihiin gobollada dalka.
Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shaaciyey in Soomaaliya wax badan ka faa’iidday Shirkii Mareykanka iyo Madaxda Afrika ee Washinton.

xasan sheikhMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay wareysi gaar gaar ah u siiyay Idaacadda BBCda iyo Radio Bar-kulan ayaa sheegay in Soomaaliya ay wax badan ka faa’idday shirka madaxda Afrika iyo Mareykanka ee shalay lagu soo gabagabeeyay magaalada Washington DC ee dalka Mareykanka.
Continue reading

Kusimaha Madaxweynaha Dalka iyo Ra’isul Wasaare C/weli oo ku bogaadiyeen Maamulka Ximan iyo Xeeb go’aankii ay ugu soo biirtay Heshiishka Gobollada Dhexe.

Ra'iisal-waasaraha iyo G. BarlamaankaMunaasabad lagu dhameystirayay saxiixa maamul u sameynta gobolada Galgaduud iyo Mudug oo lagu qabtay Xarunta madaxtooyada Soomaliya ayaa waxaa goob joog ka ahaa ku simaha Madaxweynaha Dalka ahna Guddoomiyaha golaha Baarlamaanka, Ra’isul Wasaaraha , Guddiga Wasiirada ahaa ee ku howlanaa maamul u sameynta goboladaasi iyo wakiil gaarka ah ee Qaramada Midoobay U Qaabilsan Soomaaliya, iyo marti sharaf kale waxaana soo dhaweeyay hishiiska Ra’isul Wasaaraha Dalka iyo ku simaha Madaxweynaha Soomaaliya.
Continue reading

President Barack Obama & First Lady Michelle Obama greet His Excellency Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia, & Mrs. Qamar Ali Omar.

somalia & usaPresident Barack Obama and First Lady Michelle Obama greet His Excellency Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia, and Mrs. Qamar Ali Omar, in the Blue Room during a U.S.-Africa Leaders Summit dinner at the White House, Aug. 5, 2014. [Official White House Photo by Amanda Lucidon]

Continue reading

Somali President pitches country as irresistible investment.

xasan sheikhHassan Sheikh Mohamud has a pitch. “There is no investment without risk,†the president of Somalia – a country nearly synonymous with “failed state†– told CNN’s Fred Pleitgen, in for Christiane Amanpour, on Tuesday. Continue reading

%d bloggers like this: