Posted on August 6, 2014 by SomaliSwiss
Ciidamada Nabad sugidda Qaranka ee Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay Xasan Xanafi Xaaji oo ahaa horjoogaha Al-Shabaab u qaabilsanaa dabagalka iyo dilalka Wariyeyaasha ay kooxda Al-Shabaab ku leysay magaalada Muqdisho iyo Qaar ka mid ah Gobolada dalka.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Horjoogihii AlShabaab u qaabilsanaa dilalka wariyeyaasha Xasan Xanafi oo gacanta lagu dhigay.
Posted on August 6, 2014 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaalyia ayaa sheegay in la diyaariyey dagaal ka dhan Al-shabaab, si loogu saaro deegaannada ay kaga sugan tahay gobollada Soomaaliya, dagaalkaas oo billaabmi doono maalmaha soo soscda.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay isku diyaarinaysa dagaal ka dhan ah Al-shabaab.
Posted on August 6, 2014 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliyeed, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tilmaamay tillaabooyinka ka hortagga ah ee ay dowladda Soomaaliya qaadeyso si ay u xaqiijiso in Feyraska Xanuunka Ebola uusan saameynin Soomaaliya.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on War-Saxaafadeed: Madaxweyne Xasan sheekh oo sheegay in Dowladdu ay qaadeysaa tallaabooyin looga hortagayo in cudurka Ebola u soo gudbo Soomaaliya.
Posted on August 6, 2014 by SomaliSwiss
Shirka hogaamiyeyaasha Wadamada Afrika iyo Mareykanka uga socda magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa lagu wadaa in maanta oo arbaco ah lasoo gabagabeeyo, iyadoo ugu dambeyntii uu halkaasi qudbad ka jeedin doono Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama oo ku dhawaaqaya qorshaha Mareykanku uu ka leeyahay Qaaradda Afrika.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Shirka Mareykanka iyo hogaamiyeyaasha wadamada Afrika oo maanta la soo gabo gabeynayo
Posted on August 6, 2014 by SomaliSwiss
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa maanta si rasmi ah xilkiisa ula wareegay xilkiisa.
Xafladda xilwareejinta oo manta ka dhacday xurunta maxkamadda gobalka Banaadir ayaa waxaa ka qeyb galay saraakiil ka tirsan ciidamada booliska, Asluubta . iyo marti sharaf kale.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xeer Ilaaliyaha cusub ee Qaranka oo maanta si rasmi ah xilkiisa ula wareegay.