Wasiirka Beeraha Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay inay Gargaarayso dadka ay Abaaruhu Saameeyeen

Wasiirka Beeraha.JPG3Mudane Cabdi Axmed Baafo ayaa sheegay in xukuumaddu ay toddobaadka soo socda billaabi doonto inay gargaar gaarsiiso gobollada ay abaaruhu saameynta xooggan ku yeesheen.
Continue reading

Ku-simaha Madaxweynaha Dalka Soomaaliya ahna Afhayeenka Barlamaanka oo qaabilay wafdi ka kala socda Qaramada Midoobay iyo Switzerland.

Guddoomiyaha Barlamaanka iyo D. SwisskaKu-simaha Madaxweynaha dalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta kulan la qaatay ergeyga xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya iyo Danjiraha Dowladda Switzerland u fadhiya Soomaaliya, isagoo dhinaca kale ka qeyb galay munaasabad lagu dhaarinayay xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka kaa oo lagu qabtay Villa Hargeysa ee Muqdisho.  HOOS KA DAAWO VIDEO-GA Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku dhawaaqay hindise oo ujeedadiisu tahay Maalgalinta iyo Awoodsiinta Dhallinyarada.

Madaxweyne xasan-sheekh WashintonMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo isaga iyo Wafdigii uu hoggaaminayey oo ku sugan magaalada Wawshington DC ee ay uga qeyb-galayaan Shir-Madaxeedka taariikhiga ah ee Mareykanka iyo Madaxda Africa, ayaa wuxuu Madaxweyne Xasan Sheekh uu ku dhawaaqay dhowr hindise oo ujeedadoodu tahay awoodsiinta dhallinyarada.
Continue reading

Shirka Mareykanka iyo Hoggaamiyeyaasha Afrika oo galay Maalintii labaad

USA & AFRICAShirka hoggaamiyeyaasha waddamada Afrika iyo dowladda Mareykanka ee ka socda Washington ayaa maalintiisii labaad galay.
Continue reading

%d bloggers like this: