Advertisements

Ra’iisul-Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed oo ka qeybgalay kulan uu soo abaabulay Machadka Cilmi Baarista (The Heritage).

Shirka heritage1Ra’iisul-Wasaare Cabdi-weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa ka qeybgalay kulan uu soo abaabulay Machadka Cilmi Baarista (The Heritage), isagoo ka jawaabayey su’aalihii ay weydiinayeen ka soo qeybgalayaashii kulanka iyo weliba Qurbo-joogta Soomaaliyeed oo si toos ah internetka ugala socday barnaamijka.
Continue reading

Advertisements

Kulanka Madaxweynaha Mareykanka iyo Madaxda Afrika oo Maanta Furmaya.

USA & AFRICAKulan dhexmari doona madaxweynaha Mareykanka, Barack Obama iyo hoggaamiyeyaasha Qaaradda Afrika ayaa maanta ka furmaya magaalada Washington ee xarunta dlaka Mareykanka, iyadoo shirkan looga hadli doono arrimo ay ka mid yihiin ammaanka Afrika iyo maal-gashi lagu sameysto Qaaradda.
Continue reading

Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya oo maanta shir gaar ah oo looga hadlayey Arrimaha Amniga ku yeesheen magaalada Muqdisho.

Golaha Wasiirada CusubGolaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxay maanta shir gaar ah oo looga hadlayey Arrimaha Amniga ku yeesheen magaalada Muqdisho, iyadoo shirka lagu soo qaaday hindisaha xakameynta hubka sharci-darrada ah, tayeynta waxbarashada iyo qodobo kale. Continue reading

%d bloggers like this: