Advertisements

SADEX DHAGAR QABAYAAL AL-SHABAAB AH OO DAD BADAN DILAY OO MAANTA XUKUN DIL AH LAGU FULIYAY.

Advertisements

R/wasaare C/Weli Sheekh Axmed oo Ciidamada Amniga Ku bogaadiyay Hubkii faraha badanaa oo ay Xalay gacanta ku soo dhigeen

Ra'iisal-waasaraha Cusub.jpg6Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay hub aad u badan oo ciidamada amnigu ku soo qabteen howlgal ay xalay ka sameeyeen xaafadda Buulo Xuubeey ee degmada Wadajir. Continue reading

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo maanta ku fulisay xukun dil ah Eedeysanayaal ka tirsan Xarakada Al-shabaab.

Toogasho 4Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saaka xukun dil ah ku fulisay saddex ruux oo ka tirsan Xarakada Al-shabaab, kuwaas oo ay horay u xukuntay maxkamadda ciidamada. Continue reading

Dumar ka shaqeynayey Nadaafadda Caasimadda oo maanta ku geeriyooday Qarax loogu aasay qashinkii ay gurayeen

NadaafadSadex haween ah ayaa ku geeriyootay Sideed kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii haween ka shaqeeynayay Nadaafadda ay ku qaraxday miiino loo dhex geliyay qashinkii ay ka gurayeen agagaarka carwadii hore ee degmada Hodan G/Banaadir.
Continue reading

%d bloggers like this: