Advertisements

Somalia: New police commissioner is wanted in Canada as a “war criminal ”

Mohammed Hassan Ismail FarahMogadishu August 2, 2014 – Public safety and security news. By Michelle Shephard National Security Reporter, The Star. Mogadishu’s new police commissioner was once wanted in Canada as a “war criminal ” after a refugee and immigration board concluded he was “responsible for the ruthless torture of prisoners” while serving with Somalia’s police force during the 1980s.
Continue reading

Advertisements

Ebola Virus- AMISOM postpones troops

Sierra-Leone-troops-in-KismayoMogadishu – The African Union Mission in Somalia (AMISOM) continues to closely monitor the ongoing epidemic of the Ebola virus disease that has spread throughout Guinea and beyond the nation’s borders in West Africa.The outbreak, which began in Guinea in February 2014, has spread to Liberia, Sierra Leone and Nigeria.
Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Maanta Gelinkii dambe u ambabaxay Dalka Mareykanka.

Madaxweynaha oo u dhoofayMadaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxmauud iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gelinkii dambe ka duulay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, iyagoo ku sii jeeda dalka Mareykanka, halkaasi oo uu kaga qeyb gali doono, shir ay madaxda dowladda Mareykanka la yeelanayaan Madaxda Qaaradda Africa oo soconaya 4 ilaa 6 bishan. Continue reading

Madaxweynaha oo maanta Kulan Wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Dhallinyaro Soomaaliyeed.

Madaxweynaha  kulan.jpg8Madaxweynaha Jamhuuriyaa Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in ay dowladdiisu mudnaan siineyso dhallinyarada oo uu ku tilmaamay inay yihiin cudud aan looga maarmin nabadeynta, dib u dhiska iyo horumarinta dalka. (SAWIRO)
Continue reading

Marxuum Sheekh Aadan Mad-deer oo Maanta lagu Aasay Isbitaalka Madiina.

Duugta Madeer.jpg1Marxuum, Sheekh Aadan Sheekh Mad-deer oo ka mid ahaa xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya oo ay kooxo hubeysan ku dileen magaalada Muqdisho Jimcihii ayaa maanta lagu aasay isbitaalka Madiina, iyadoo ay ka qaybagleen aaskiisa xubno ka tirsan labada gole ee dowladda Soomaaliya.
Continue reading

Ciidamada Itoobiya oo magaalada Garbahaarey ku xir-xiray dad ku eedeysan dagaal Oogayaayaal.

Ciidamada Howlgalka.jpg1Ciidamada dalka Itoobiya ee qaybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ee haatan ku sugan qaybo ka mid Gobolka Gedo aya la sheegay inay xabsiga dhigeen lix qof oo lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen daagaal shalay ku dhexmaray ciidamada dowladda iyo kuwa Ahlusunna gudaha degmada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo.
Continue reading

Lix Xildhibaann oo katirsan Barlamaanka Federaalka ee kasoo jeeda Puntland oo oo gaaray Magaalada Garoowe.

Cabdiweli gaasMagaalada Garoowe ayaa waxaa maanta gaaray Lix Xildhibaan oo tirsan Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ee kamid ah xildhibaannada Puntland kasoo jeeda. (SAWIRO)

Continue reading

%d bloggers like this: