Advertisements

Faallo: Xertii Federaalka oo Xanaftiisu gaadhay!

Abwaan GaleyrWaxaa la yidhi hadda ka hor, ayaa gobolka Togdheer xilligii uu joogay Gumeysiga waxaa laysku qabsaday Hal lammaan, oo markaas nin ka soo jeeda deegaammada Hawdka ama Doollo uu ku doodayey inuu leeyahay, Arrintii markii cilinkeedii la saari waayey, ayaa loo gudbiyey Saancaddaalihii Ingiriiska Maxkamaddiisii, waxaana la yidhi nimankani waxay isku haystaan Hashan lammaan, nin welibana waa ka biyo diiday Xeer Soomaaligii ee u garqaada. Continue reading

Advertisements

Xildhibaan ka Tirsanaa Baarlamaanka Somalia oo maanta lagu Toogtay magaalada Muqdisho salaadda Jimcaha kaddib.

Xildhibaan Sheekh Aadan Sheekh Mad-deerMarxuum Sheekh Aadan Sheikh Mad-deer oo ka tirsanaa xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kooxo hubeysani waxaa ay ku toogteen degmaada Xamarweyne ee gobolka Banaadir. HOOS KA DAAWO VIDEO
Continue reading

Xuska 1-da Agoosto sannadkan waxaa hal-ku-dhig looga dhigay ” PUNTLAND HA ISKU TASHATO”.

Puntland.jpg3Deegaanada Puntland ayaa waxaa maanta si weyn looga xusay munaasabadda 1-da Agoosto, oo ku beegan sannad guuradii 16-aad ee kasoo wareegtey xilligii dhidibada loo taagay maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland sanadkii 1998. Continue reading

Ciidamo ka tirsan Xoogga Dalka Soomaaliya oo Tababar loogu soo xiray magaalada Muqdisho.

Ciidanka XDS.jpg1Munaasabadani tababarka loogu soo xirayay 250 askari oo ka tirsan ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa waxaa ka qeyb-galay saraakiil sare oo ka socotay Taliska Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, Saraakiil matalayay Midowga Yurub, Taliyaha Ciidanka AMISOM iyo saraakiil kale oo ka tirsan AMISOM.
Continue reading

Maxkamada sare ee ciidamada oo ku xukuntay eedeysayaal ka tirsan Al-shabaab dil toogasho ah.

Maxkamada Ciidamada.JPG2Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ayaa xukunno ku ridday laba ruux oo loo haystay dilka ruux shacab ah iyo inay ka mid yihiin Al-shabaab.
Continue reading

%d bloggers like this: