Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia, Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) oo uu wehliyo ku xigeenkiisa, Mahad Cabdalla Cawad ayaa khudbad ka jeediyay shir looga hadlayay dar-dar-gelinta dimuqraadiyeynta Soomaaliya, iyadoo shirkan ay ka qaybgaleen ergo ka badan 400 oo ruux. Continue reading →
Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay heshiiska hal maamul loogu dhisayo gobollada dhexe ee Soomaaliya ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho. Continue reading →
Dadweynaha ku nool degmada Dhuusamareeb ayaa soo dhoweeysay heshiiskii shalay magaalada Muqdisho ay ku gaareen Mas’uuliyiinta maamullada gobollada Galgaduud iyo Mudug, kaas oo ahaa in hal maamul loo sameeyo gobolladaasi. Continue reading →
You must be logged in to post a comment.