Israa’iil oo xalay ilaa waaberigii maantay ay ku qaadeen marinka Gaza ee dhulka Falastiin Yuhuudda .

GazaIsraa’iil ayaa xalay ilaa waaberigii maantay ay ku qaadeen marinka Gaza ee dhulka Falastiin Yuhuudda , waxaana ku geeriyooday ugu yaraan 110 qof oo shacab ah. Continue reading

Gaari walxaha qarxa ay kusoo xireen kooxda Al-Shabaab oo ay ciidamada amniga fashiliyeen.

FashilCiidamada ammaanka dowladda ayaa maanta fashilayay gaari uu lahaa nin shacab ah oo ay maleeshiyada Al-Shabaab ku xireen walxaha qarxa, si ay waxyeelo u gaarsiiyaan muwaadinka Soomaaliyeed iyo bulshada inteeda kale. Continue reading

Kooxda Al-Shabaab oo ku goodisay inay beegsanayaan diyaaradaha sahayda u wada ciidamada AMISOM.

sheekh_cali1Kooxda Al-shabaab ayaa ku gooddisay in ay beegsan doontaan diyaaradaha sahayda u sida ciidamada AMISOM ee ku sugan gobollada dalka Somalia.
Continue reading

Ciidamada ammaanka ee dalka Kenya oo shaaciyay in ay Qabateen labo ruux oo xiriir la lahaa Ururka Al-shabaab.

kenyaCiidamada ammaanka ee dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay labo nin oo lagu tuhunsan yahay in ay wax ka ogaayeen weerarkii ay Al-shabaab ka fulisay Westgate Mall bishii September ee sanadkii 2013 iyo weliba weerarkii kale ee bishii Juun ee lasoo dhaafay lagu qaaday deegaanka Mpeketoni. Continue reading

Soomaalida ku nool wadanka Switzerland oo si weyn u Ciiday Munaasabadda maalinta Ciidul Fidriga.

Ciida11Shalay oo Isniinta ahayd ayaa waxaa Munaasabadda Ciidul Fitriga si isku mid ah looga wada Ciiday dhammaan wadamada Caalamka Islammka iyo kuwa ay Islaamka ku yar yihiinba, balse waxaa xusid mudan in gobollada dalka Soomaaliya oo idil laga dareemay mid ahaansha Diineed, waxayna Ciidan noqtay mid si reynreyn iyo Farxad leh looga wada Ciiday dalka oo ay ugu horreyso caasimada Muqdisho. (SAWIRO)
Continue reading

%d bloggers like this: