HOOS KA DAAWO HEESAHA CIIDA OO VIDEO AH
Riix Halkaan
DAAWO HEESAHA CIIDA.
DAAWO HEESTA CIIDA 2-aad.
DAAWO HEESTA CIIDA 3-aad.
DAAWO HEESTA CIIDA EE 4-aad.
DAAWO AMA DHEGEYSO HEESAHA CIIDA
CIID WANAAGSAN”-”CIID MUBAARAK” “HAPPY EID MUBARAK”-”ALLES GUTE ZUM EID MUBARAK”.
Ciid Wanaagsan
CIID WANAAGSAN: AAN KUWADA CIIDNO CAAFIMAAD SAN!!
ALLES GUTE ZUM EID MUBARAK
HAPPY EID MUBARAK
Maanta oo ah maalin Ciidul Fitri ah, dhammaan Dadka muslimiinta ah gaar ahaan umadda Soomaaliyeed ayaa meel kasta oo ay caalamka ka joogaan dal iyo dibadba waxay si weyn ugu ciidayaan munaasabadaan ciidul Fitriga, iyadoo dadka oo faraxsan ay isugu soo baxayaan wadooyinka iyo goobaha lagu cibaadeysto si ay ugu tukadaan salaadda Ciidda.
Sidaas darteed bahda Warbaahinta SomaliSwiss waxay halkan tahniyad iyo hambalyo farxad iyo bogaadin ku larantahay u dirayaan dhamaan umadda Soomaaliyeed iyo dunida muslimka ah, innagoo umadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan u rajaynayna in ay ku ciidaan bash bash iyo farxad, si gaar ah waxaan ciid mubaarak u leenahay Jaaliyadaha Soomaalida ee ku Sugan Kantoonada kala duwan ee dalka Switzerland iyo sidoo kale jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadamada UK, Sweden, Canada, USA iyo dhammaan wadamada kale ee Caalamka.
Waxaan leenahay sanadkaan sanadkiisa kale ilaahay umadda Soomaaliyeed haku gaarsiiyo nabad dheeriya, horumar, barwaaqo iyo farxad siyaado ah, inshaa alaahu ilaahay hanaga aqbalo.
AAMIIN, AAMIION, AAMIIN, AAMIIN
Shaqaalaha SomaliSwiss ee dunida Daafaheeda ku kala sugan Waxay mar labaad idiin leeyihiin
CIID MUBAARAK
EID SACIID
HAPPY EID MUBARAK
ALLES GUTE ZUM EID MUBARAK
Filed under: Heesaha, M-Saadaq, SomaliSwiss, Yusuf Garabey |
You must be logged in to post a comment.