Advertisements

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Wareegto ku magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Soomaaliya.

Madaxweyne xasan-sheekh.jpg2Wareegto maanta ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah loogu magacaabay in Mudane Axmed Cali Daahir uu noqda Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka. Continue reading

Advertisements

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo shaaca ka qaaday in Dowladda Imaaraadka Carabtu ay ka jawaabtay baaqii Xukuumadda Soomaaliya.

Deeqda ImaaraadkaRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa maanta ka guddoomay dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta deeq raashin ah oo loogu talagalay in lagu caawiyo dadka Soomaaliyeed ee saameeyeen abaaraha iyo cunto-yarida ka jirta qeybo kamid ah gobollada dalka. (SAWIRO)
Continue reading

Ra’isul Wasaaraha Dalka Soomaaliya oo Rajo wanaagsan ka muujiyay in Dalka ay gaarsiiyaan doorasho xor ah.

Ra'iisal-waasaraha Soomaaliya.jpg7Ra’isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Weli Sheekh Axmed Maxamed oo shalay ka qeyb galay Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa rajo ka muujiyey In Xukuumaddiisa ay ku guuleysato in dalka ay gaarsiiso marxalad doorasho ah marka la gaaro sanadka 2016-ka.
Continue reading

Singer shot dead after saying Somali bank funds terror.

saado ali warsame.Saado Ali Warsame, a well-known singer and member of parliament in Somali, was assassinated Wednesday on the streets of Mogadishu near the Ambassador Hotel. The jihadist organization Al-Shabaab claimed responsibility for the murder.
Continue reading

Dahabshiil offices closed for skipping payment to al-Shabaab.

        ” Money Jihad Combating terrorist financing

Dahabshiil.jpg2Somali news outlets reported on July 12 that several Dahabshiil offices in southern Somalia were ordered to close after the money transfer company failed to make required “sako” [zakat] payments to the al-Shabaab terrorist organization. Continue reading

Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed “Nusoj“ oo Cambaareyey Qarax lagu rakibay Gaari uu leeyahay Wariye Ka Tirsan Ururka.

Ururka nusojUrurka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa cambaareeyay isku daygii fashilmay ee la rabay in lagu qaarajiyo Wariye Maxamed C/llaahi Xaaji Oo Ka Tirsan Warbaahinta Qaranka islamarkaana loogu xiray gaarigiisa, waxaana ay ku tilmaameen mid cadowtinimo oo lagu leynayo wariyeyaasha u qidmeynaya bulshada Soomaaliyeed. Continue reading

Culummada Soomaaliyeed oo si kulul u Cambaareeysay duqeymaha Yuhuudda ay ka wado Gaza

Majmaca culummada Soomaaliyeed.jpg1Culummada Soomaaliyeed ayaa si kulul u cambaareeysay duqeynta Yuhuuddu ay u geysatay dadka maatada ah ee ku dhaqan Marinka Gaza ee dhulka Falastiin, kaas oo ay ku dhiteen dad farabadan.
Continue reading

%d bloggers like this: