Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo u amba-baxay dalka Norway.

G. Baarlamanka-soo-laabtayGudoonka Baarlamanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta u amba baxay dalka Norway, halkaasoo uu kaga qeyb geli doono shir ay isugu imaanayaan caalamka iyo Wadamada Scandinavian-ka loogana hadli doono arrimaha dimoqraadiyadda.
Continue reading

Sirdoonka Mareykanka oo gacanta ku dhigay Haween Soomaali ah oo lagu eedeeyay inay taageerayeen Shabaab

Fbi-logoSirdoonka Dowladda Maraykanka ayaa la sheegay iney gacanta ku dhigeen Saddex haween ah oo lagu eedaynayo in ay taageero maaliyadeed siin jireen malleeshiyadka Al-shabaab ee ka dagaallanta gudaha dalka Soomaaliya sida ay sheegtay waaxda caddaaladda ee dalkaasi.
Continue reading

Maamulka Ciidamada AMISOM oo sheegay inay burburiyeen xarumo ciidan oo ay lahaayeen Xarakada Al-Al-shabaab .


AmisomWarbixin laga soo saaray xafiiska howlgallada Amisom ayaa lagu sheegay in howlgalladii ugu dambeeyay ee ciidamada AMISOM ay kula dagaalamayaan Al-shabaab ay shalay oo Khamiis ahayd ku qabsadeen saldhig ay Al-shabaab ciidamada ku tababaran jireen oo ku yaalla deegaanka Khadiijo Xaaji oo 65-km dhinaca Koonfur-galbeed kaga beegan degmada Balad-xaawo ee gobolka Gedo. Continue reading

Ciidamada Ammaanka oo Xalay howlgallo gaaf-wareeg ah ka billaabay xaafadaha magaalada Muqdisho.

Howlgal-Booliis.jpg1Ciidamo isugu jiro Booliis iyo nabadsugid ayaa xalay hawlgallo gaaf-wareeg ah (Rondo) oo lagu adkeynayo ammaanka ka billaabay caasimadda Muqdisho.
Continue reading

<span>%d</span> bloggers like this: