Filed under: Muqdisho | Comments Off on DAAWO MADAXWEYNAHA & GUDOONKA BAARLAMANKA OO KA TACSIYEEYAY DILKII XILDHIBAAN SAADO CALI.
DAAWO MADAXWEYNAHA & GUDOONKA BAARLAMANKA OO KA TACSIYEEYAY DILKII XILDHIBAAN SAADO CALI.
DAAWO DILKII LOOGU GEYSTAY XILDHIBAAN SAADO CALI WARSAME MAGAALADA MUQDISHO.
Filed under: Muqdisho | Comments Off on DAAWO DILKII LOOGU GEYSTAY XILDHIBAAN SAADO CALI WARSAME MAGAALADA MUQDISHO.
Kooxda Al-Shabaab oo sheegatay dilka Saado Cali.
Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay dilka fanaanada caanka ah, Saado Cali Warsame, oo maanta lagu toogtay magaalada Muqdisho. Saado Cali ayaa sidoo kale xildhibaanad ka ahayd baarlamaanka Soomaaliya. Continue reading
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Kooxda Al-Shabaab oo sheegatay dilka Saado Cali.
Gudoomiyaha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo Xildhibaanada & shacabka uga tacsiyeeyay dilka Xildhibaanad Saado Cali.
Guddoomiyaha Baarlaamanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa uga tacsiyadeeyay Qoyska, ehelada, Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed falkii maanta lagu dilay marxuum Xildhibaan Saado Cali Warsame.
Continue reading
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Gudoomiyaha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo Xildhibaanada & shacabka uga tacsiyeeyay dilka Xildhibaanad Saado Cali.
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyay dilkii loo geystay Xildhibaan Saado Cali.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga tacsiyeeyey qoyska, ehelada, qarabada, xildhibaanada baarlmaanka iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed Marxuumad Xildhibaan Saado Cali Warsame oo maanta Muqdisho lagu dilay.
Continue reading
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyay dilkii loo geystay Xildhibaan Saado Cali.
Qaramada Midoobay oo cambaareysay dilka Xildhibaan Saado Cali
Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa cambaareeyay falkii maanta lagu dilay Saado Cali Warsame oo ay kooxo hubeysan oo ay rasaas ku fureen, iyada iyo wadihii gaariga ee la socday.
Continue reading
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Qaramada Midoobay oo cambaareysay dilka Xildhibaan Saado Cali
Xildhibaanad Saado Cali Warsame iyo qof la socday oo maanta duhurkii lagu dilay Magaalada Muqdisho.
Allaha u naxariisteen xildhibaanad, Saado Cali Warsame oo ka mid ahayd Xildhibaanad katirsan Baarlmaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow waxaa lagu toogtay waddada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho. Continue reading
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xildhibaanad Saado Cali Warsame iyo qof la socday oo maanta duhurkii lagu dilay Magaalada Muqdisho.
Maxkamad ku taalla dalka Yemen oo si rasmi ah ugu wareejisey ganacsade Yemeni ah maraakiib ay lahayd Soomaaliya.
Maxkamad ku taalla magaalada Cadan ee dalka Yemen ayaa si rasmi ah ugu wareejisey ganacsade Yemeni ah saddex markab oo ay Soomaaliya lahayd, kuwaasoo muddo ay socotay dacwaddooda.
Continue reading
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Maxkamad ku taalla dalka Yemen oo si rasmi ah ugu wareejisey ganacsade Yemeni ah maraakiib ay lahayd Soomaaliya.
Madaxweyne Xasan oo caddeeyey in qof kasta oo Soomaali ah ay waajib ku tahay ilaalinta badda iyo Berriga Soomaaliya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo xiray kaldhiga 4-aad ee Baarlmaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. (SAWIRO)
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan oo caddeeyey in qof kasta oo Soomaali ah ay waajib ku tahay ilaalinta badda iyo Berriga Soomaaliya.
Dhagar-qabayaal ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo lagu laayey duleedka magaalada Buulo-Barde.
War naga soo gaaray magaalada Buulo-barde ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Afar ka tirsaneyd maleeshiyada Al-Shabaab lagu dilay iska horimaad xalay fiidkii ka dhacay deegaanka loo yaqaano Sagaal-geed oo 9 Km u jira degmada Buulo-burte ee gobolka Hiiraan.
Continue reading
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dhagar-qabayaal ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo lagu laayey duleedka magaalada Buulo-Barde.
You must be logged in to post a comment.