Americans secretly backing terrorist groups like Boko Haram, al-Shabaab (U.S. dollars flow to fund jihad).

Al-shabaab, Boko-XaramSome of Africa’s most notorious jihad groups, such as Boko Haram and al-Shabaab, are benefiting from an elaborate, international funding network, including large sums of money flowing from the United States. Continue reading

Wafdi ballaaran oo ka socday Midowga Yurub oo Booqasho howleed ku tegay magaalada Kismaayo ee G/Jubbada Hoose.

Wafdi KismaayoWafdi ballaaran oo ka socday Midowga Yurub islamarkana uu hogaaminayo danjiraha Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Mudane Michele Cervone ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo iyadoo ay soo dhaweeyeen madax ka tirsan maamulka Jubba. Continue reading

Hay’adda duulimaadyada madaniga ah ee Maraykanka oo walaac ka muujisay ammaanka garoomada diyaaradaha ee dalka Kenya

civil avienHay’adda duulimaadyada madaniga ah ee Maraykanka (FAA) ayaa dalka Kenya ku dartay liiska dalalka halista ah ee shirkadaha duulimaadka Maraykanku aanay ka shaqeyn karin. Continue reading

Horjoogayaal Ka tirsan Al-Shabaab oo isku Dhiibay Ciidamada Dowladda ee ku sugan G/Bakool

Al-Shabaab army.jpg2Horjoogiyaal ka tirsan maleeshiyaadka Xarakada al-shabaab oo la sheegay ina tiradooda dhan tahay 4 horjooge ayaa isku soo dhiibay Saraakiisha Ciidamada Dowladda iyo kuwa Amisom ee ku sugan deegaanka rabdhuure ee gobolka Bakool, iyadoo horjoogayaashani qaarkood xilal ay ka soo qabteen maleeshiyaadkaasi.
Continue reading

Kalfadhigii 4-aad Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu wadaa in maanta lagu soo gaba gabeeyo.

Barlamaanka Cusub.jpg1Kalafadhigii 4-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta lagu soo gaba gabeeyo magaalada Muqdisho, waxaana munaasabadda Xiritaanka Baarlamaanka la filayaa in uu ka qeyb galo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud. Continue reading

Deegaanka Buurane ee gobolka Shabeellada Dhexe oo xalay Iska-horimaad ku dhexmaray ciidamada dowladda iyo xoogag taabacsan Al-shabaab.

Ciidamada Amisom.jpg4Iska-horimaad xalay ka dhacay deegaanka Buurane ee gobolka Shabeellada Dhexe ayaa waxaa dhexmaray ciidamada dowladda iyo xoogag taabacsan Al-shabaab ayaa la sheegay inay ku dhinteen ugu yaraan shan qof oo isugu jira.dhinacyadii dagaalamay iyo dad shacab ah.
Continue reading

%d bloggers like this: