When Creation of a Film Is as Extraordinary as the Film Itself.

js_cutter_shepard_sundanceIn 2008, a band of Somali pirates commandeered a Ukrainian ship, the Faina, on it’s way to Kenya. Unbeknownst to the pirates, they had taken control of a freighter loaded with Soviet era tanks, anti aircraft guns and a massive collection of firearms. Continue reading

WARIYAHAN WAXAA LOO DILAY WARKAN UU SHEEGAY..

DAAWO SAWIRADA MUNAASABADII SNTV MEDIA MARKETING EE XALAY KA DHACDAY MAGAALADA LONDON EE WADANKA UK.

IMG_9769

HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE OO BADAN

Continue reading

Wasiirka kalluumeysiga oo been abuur ku tilmaamay wararka sheegaya in qayb ka tirsan badda Soomaaliya la iibsaday.

W, KaluumeysigaWasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar la isla dhexmarayay oo ku aadanaa heshiis dhinaca soohdinta badda Soomaaliya oo lasheegay in dowladdu ay la saxiixatay. Continue reading

Koox Hubeysan oo aan heybtooda la garanaynin oo Xalay Afar Qofood Ku dilay Magaalada Mombasa ee Kenya.

al-shabaab.jpg3War laga soo xigtay qaar ka mid ah dadka deggan Magaalada Mombasa Wadanka Kenya ayaa sheegaya in Afar qof ay ku dhimateen tiro kalena wey ku dhaawacmeen weerar hubeysan oo xalay ka dhacay.
Continue reading

Ciidamada Amaanka Soomaaliya oo maanta howlgal balaaran ka sameeyey qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka Banaadir.

Howlgal-Booliis.jpg1Ciidamada Amaanka Soomaaliya ayaa waxay maanta howlgal balaaran ka sameeyeen qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka Banaadir, waxaana howlgalkaasi ka qeyb qaadanayay ciidamada AMISOM.
Continue reading

Ciidamada bad-baadada xeebaha Talyaaniga oo sheegay in 18-ruux oo mayd ah ka dul-heleen dooni sidday dad tahriibayaal ah.

TahriibCiidamada bad-baadada xeebaha Talyaaniga ayaa sheegay in 18-ruux oo mayd ah laga dul-helay dooni sidday dad tahriibayaal ah oo doonayay in ay gudaha u soo galaan Italy,iyaga oo u dhintay qiiq ka soo baxayay matoorka intii ay safarka ku soo guda jireen. Continue reading

%d bloggers like this: