Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow ayaa maanta warbaahinta siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee toddobaadkii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlayey arrimo ay ka mid yihiin, Qorshaha Maamul Wanaagga Dowladda, Wadatashiga Dib u eegista Dastuurka, Qalab beero oo la gaarsiiyey beeraleyda Afgoye, Guddi farsamo oo loo sameeyey dhismaha Maamul Goboleedka Kofur Galbeed, Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhinaya Mareykanka oo waraaqihii aqoonsiga laga guddoomay, Dowladda oo 500,000 oo dollar ku bilowday gar-gaarka bani’aadanimo, Sagootin loo sameeyey Safiirka Turkiga, Heshiis Wasaaradda Maaliyadda iyo Sanduuqa Kuwait iyo baaqa bisha barakeysan ee Ramadan.
Continue reading
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dhacdooyinkii Toddobaadkii la soo dhaafay iyo Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya.
You must be logged in to post a comment.