Waxaa kaniisadii ugu waa-weynaa ee ku Taallay magaalada St Paul ee gobolka Minnesota ayaa loo bedelay masaajid ay leeyihiin muslimiinta. Kaniisadan oo lagu magaacabi jiray St Johns ayaa shaqeynaysay in ka badan 100 sano. HOOS KA DAAWO SAWIRADA
Continue reading
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Kaniisad ku Taallay magaalada St Paul ee gobolka ee Gobolka Minnesota oo loo Bedelay Masaajid.
You must be logged in to post a comment.