Posted on July 17, 2014 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada uga guddoomay waraaqaha aqoonsiga danjirenimo, safiirka cusub ee dowladda Koonfurta Kuuriya ay u soo magacawday Soomaaliya.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamud oo maanta warqadihii aqoonsiga Danjirannimo ka gudoomay Safiirka cusub ee dowladda Koonfurta Kuuriya ee Soomaaliya.
Posted on July 17, 2014 by SomaliSwiss
Caasimadda dalka Ethiopia ee Adis Ababa ayaa waxaa maanta ka dhacay kulan dhex maray mas’uuliyiinta wasaaradaha waxbarashada ee wadamada Soomaaliya iyo Ethiopia kaasoo looga hadlayaay sida ay dowladda Ethiopia dhanka waxbarashada uga caawin laheyd dadka Soomaaliyeed si ay labada wadan u yeeshaan iskaashi dhinaca waxbarashada ku qotoma.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladaha Soomaaliya iyo Ethiopia oo kala saxiixday heshiis iskaashi oo khuseeya dhinaca Waxbarashada.
Posted on July 17, 2014 by SomaliSwiss
War naga soo gaaray Gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in dagaal culus uu maanta barqadnimadii ka dhacay duleedka Magaalada Kismaayo kaasi oo u dhaxeeyay Ciidamada Maamulka KMG ah ee Jubba iyo kuwa Al-Shabaab, kadib markii ciidamada Jubba ay gaareen saakay deegaan duleedka Kismaayo ku yaalo oo Shabaab ay dadka deegaankaasi ka qabsadeen.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dagaal culus oo maanta barqadnimadii ka dhacay duleedka Magaalada Kismaayo
Posted on July 17, 2014 by SomaliSwiss
Ra’iisul wasaarihii hore ee Kenya, ahna hoggaaminayaha isbahaysiga mucaaradka ah ee CORD, ayaa ku eedeeyay xukuumadda Kenya inaysan ciidamadeedu ka hortegi karin weerarrada kaga imaanaya kooxaha Islaamiyiinta ah, isagoo ka digay kacdoonno ay qowmiyadaha dalka Kenya sameeyaan.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Raila Odinga oo Xukuumadda Kenya ku eedeeyay inay wax ka qaban wayday Amniga
Posted on July 17, 2014 by SomaliSwiss

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on CIIDAMADA DOWLADA IYO KUWA AMISOM OO ISU DIYAARINAYA QABASHADA DEGMADA BARAAWE.
You must be logged in to post a comment.