DOWLADA TURKIGA OO TABABAR UGU SOO XIRTAY DALKEEDA CIIDAMO AY LEEDAHAY DOWLADA SOMALIA.

somali army

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA

Continue reading

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uga Baaqay qabaa’ilka G/Hiiraan inay joojiyaan Dagaalka.

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda SoomaaliyaRa’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed, isagoo ku hadlayay magaca Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayuu wuxuu maanta tiiraanyo ka muujiyay dagaalka labada beelood ku dhex maray deegaanka Deefow, oo ku yaala duleedka Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan. Continue reading

Dowladda Kenya oo baaraysa Saraakiishii dambiyada ka geystay Howlgalkii Islii intii uu socday.

Macharia_NjeruXukuumadda dalka Kenya ayaa baariays saraakiil booliiska Kenya ka tirsan oo lagu eedeeyay inay ku kaceen falal ay ka mid yihiin; baad, jirdil iyo weerarro ula kac ah intii ay socdeen howlgalladii ay ka sameynayeen ciidamada Kenya xaafadda Islii ee magaalada Nairobi oo ah xaafad ay dadka Soomaalida ah deggen yihiin.
Continue reading

<span>%d</span> bloggers like this: