Advertisements

Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya oo xarigga ka jaray dhismaha xarunta Wasaaradda Ganacsiga.

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya.jpg1Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo ay wehliyaan xubno ka tirsan golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray dhismaha xarunta Wasaaradda ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya oo dhawaan dib u dayactir lagu sameeyay. Continue reading

Advertisements

Dowladaha Bariga Afrika oo shaaciyay inay diyaar noqonayaan Sannadkan ciidamada gurmadka deg-degga ah ee dalalka Bariga Afirka

Ciidamada Bariga AfrikaDowladaha Bariga Afrika ayaa shaaciyay inay ciidamada gurmadka deg-degga ah ee ay sameysanayaan ay diyaar noqon doonaan bisha December ee sannadkan, kuwaasoo tiradoodu tahay shan kun oo askari ah oo si deg-deg ah uga jawaabi kara khilaafaadyada ka dhaca dalalka gobolka.
Continue reading

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo dhiggiisa dalka Spain kula kulmay magaalada Madrid.

IMG_32241Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kula kulmay Magaalada Madrid ee caasimadda dalka Spain dhiggiisa Arrimaha Dibadda José Manuel García-Margallo oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE Continue reading

Madaxweyne Obama oo warqadaha aqoonsiga Danjiranimo ka gudoomay Safiirka Soomaaliya u fadhin doono USA.

omar abdirashid aliMadaxweynaha dalka Mareykanka, Barack Obama ayaa warqadihii aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Isniintii shalay ahayd danjiraha cusub ee dowladda Somalia ay u magacowday dhawaan dalka Mareykanka, Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, kaddib xaflad ka dhacday Aqalka Cad. Continue reading

Wiilashii kadambeysay dilkii gabadhii ardayada aheyd ee Nafiso oo Maanta iyaguna dil lagu fuliyay.

Grabbed-Frame-22Maxkamada ciidamada Qalabka sida ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka toogatay labo gacan ku dhiigle oo ka dambeeyay dilkii loo geystay Nafisa Cismaan Salaad oo eheyd gabar ardayad ah. HOOS KA DAAWO SAWIRADA IYO VIDEO Continue reading

Dab Khasaare Fara badan Geystay oo Xalay ka Kacay Suuqa weyn ee Wadajir magaalada Muqdisho.

DabDab khasaare hantiyeed geystay ayaa xalay saqdii dhexe ka kacay suuqa weyn ee degmada Wadajir, iyadoo ay ku gubteen dambkaas dukaammo ganacsi, inkastoo lagu guuleystay in la baqtiiyo dabkaas isla xalay. HOOS KA DAAWO VIDEO-GA Continue reading

%d bloggers like this: