Advertisements

Obama welcomes new Somali ambassador to the USA.

omar abdirashid ali sharmarkeUS. President Barack Obama accepted the credentials for new Somali Ambassador to the United States, Omar Abdirashid Ali Sharma’arke, in a ceremony at the White House today. MORE PICTURES INSIDE Continue reading

Advertisements

Koobka Cagta Adduunka ee Sannadkan 2014 oo Xalay la soo gabagabeeyey, kuna guuleysatay dalka Jarmalka

C. Kubadda.jpg1Xulka kubadda cagta Jarmalka ayaa xalay ku guuleystay koobka kubadda cagta ee adduunka 2014-ka, kaddib markii uu 1-0 kaga badiyay xulka dalka Argentina oo ay ciyaar adag yeesheen. HOOS KA DAAWO SAWIRADA OO BADAN
Continue reading

Danjiraha Soomaaliya ee dalka Imaaraadka Carabta oo sheegay in Soomaaliya ay heysato Dhul Biyo Leh, loona la‘yahay Agabkii loogu qodi lahaa Ceelal.

Danjire SheekheyDanjiraha Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta Abdulkadir Shekhey Mohamed Alhatimi ayaa amaan iyo bogaadin u jeediyay hindisaha bani’aadanimo ee dowladda Imaaraadka Carabta ay biyo nadiif ah ku gaarsiineyso Shan Milyan oo ruux. Continue reading

Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka oo ku eedeeyey AMISOM in ay diideen inay ilaaliyaan xarumaha Hay’adaha Garsoorka dalka.

Ceydiid Ilka-xanafGudoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka, Avv. Caydiid C/llaahi Ilka Xanaf oo ka hadlay amniga garsoorayaasha dalka ayaa sheegay in ciidamada AMISOM ay diideen inay ilaaliyaan xarumaha hay’adaha garsoorka dalka ay xilligaan ku shaqeeyaan, isagoo intaas ku daray in AMISOM ay howsheedii qayb ka mid ah dayacday.
Continue reading

%d bloggers like this: