Advertisements

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Aqoon isweydaarsi u furay Guddoomiyeyaasha Degmooyinka ee Gobolka Benaadir

W. Gudaha Goodax.jpg2Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane Cabdullaahi Goodax Barre oo uu wehliyo Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” ayaa maanta siminaar lagu baranayo maamulka, sida loo xoojin karo Aminiga iyo soo uruurinta daqliyada u furay 17ka guddoomiye degmo ee Maamulka Gobolka Banaadir.
Continue reading

Advertisements

Shir looga hadlayay doorka ay ka qaadan karaan haweenka ka mira-dhalinta Nabadda oo lagu qabtay Muqdisho

Kulanka-HaweenkaShir looga hadlayay doowrka haweenka ay ka qaadan karaan ka mira-dhalinta nabad kusoo dabaalida dalka oo ay ka qeybgalaan haween ka kala socday degmooyinka gobolka Benaadir ayaa lagu qabtay degmada C/casiis ee gobolka Benaadir.
Continue reading

Mashruucyadii ay ka Wadeen Soomaaliya Hay’adaha Turkiga oo si KMG ah u loo hakiyey.

TurkishMashruucyadii ay ka Wadeen Soomaaliya Hay’adaha Turkiga ayaa la sheegay in si KMG ah u loo hakiyey, kaddib markii ay baqdin ka muujiyeen in si gaar ah loo bartilmaameedsado shaqaalahooda inta lagu jiro bisha Ramadaan. Continue reading

Nin U Dhashay dalka Mareykanka Oo Qirtay inuu Dhaqaale Ku Taageeray Xarakada Al-Shabaab.

gurfanNin u dhashay dalka Maraykanka oo asalkiisuna ahaa Hindi ayaa qirtay inuu qalab iyo dhaqaaleba ku taageeray malleeshiyada Al-shaab iyo jabhadda Al-Nusra ee ka dagaallanta dalka Syria. Continue reading

%d bloggers like this: