Wasiirka cusub ee Amniga Qaranka oo Maanta si rasmi ah ula Wareegay Xilkiisa.

Wasiirka Amniga Qaranka EregWasiirka Amniga Qaranka Soomaaliya, Khaliif Axmed Ereg ayaa maanta oo Sabti ah si ramsi ah ula wareegay xilka, isagoo xilka kala wareegay wasiirka gaashaandhigga, Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo si KMG ah u sii hayay xilkaas, tan iyo markii uu is-casilay wasiirkii hore, C/kariin Xuseen Guuleed 24, May, 2014-ka. Continue reading

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo Soomaaliya ka Caawinaysa la-dagaallanka Argagaxisada .

Former US President Bill Clinton (L, oppGolaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si adag u dhaliishay falalka argagxiso ee waayahan danbe ku soo kordhayay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, iyadoo weerar khasaare dhaliyay lala beegsaday maalmo ka hor madaxtooyada dowladda.
Continue reading

Danjiraha Turkiga u Fadhiya Muqdisho oo maanta loo Sameeyay-Xaflad Sagootin ah

Safiirka TurkigaDanjiraha Turkiga u Fadhiya Muqdisho oo maanta loo Sameeyay-Xaflad Sagootin ah oo lagu qabtay Hotel Jazeera oo ay soo qabanqaabisay Dallada Cilmibaarista iyo waxbarashada ee SomaliREN oo ay ku mideysan yihiin jaamacado iyo macaahid kale oo lagu sagootinayay danjiraha Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mr Cemalettin Kani Torun oo dhawaan dalkiisa ku laabanaya waxaa ka qeyb galay aqoonyahanno iyo xubno ka socoday qeybaha kala duwan ee bulshada.
Continue reading

Degmada Xamar-weyne oo maanta laga fuliyey howlgal lagu soo Qabtay Boqollaal Qof.

Howlgal-Booliis.jpg1Ciidamada Amniga dowladda Soomaaliya ayaa waxay maanta howlgal ku sameeyeen Degmada Xamarweyne ee G/Banaadi waxayna ku soo qabqabteen boqolaal qof, kuwaas oo haatan ku socoto baaris.
Continue reading

%d bloggers like this: