QORMADA MAANTA: DOWLAD-NIMO WAA MAXAY??

faaloDOWLADA SOOMAALIYA EE XILIGAN JIRTA WAXAA AY KU GUULEYSATAY IN BADAN OO KAMID AH HOWLIHII LOO IGMADAY AMA LOO DOORTAY. HOOS KA AKHRI Continue reading

Ururka Midawga Yurub oo Deeq lacageed oo dhan $3.8-Milyan ku bixiyay Badbaadinta Carruurta Soomaaliya.

Eu & Au.jpg1Ururka Midowga Yurub, waaxdiisa bani’aadamnimada iyo dhowridda shacabka ee ECHO ayaa ku bixisay lacag deeq ah oo dhan $3.8 milyan si looga hortago heerka dhimashada carruurta Soomaaliyeed ee ay sababaan nafaqo-darrida iyo shubanka.
Continue reading

Ciidanka dowlada oo howlgal ka sameeyay Xalay Xaafadda Suuqa Xoolaha ee degmada Huriwaa ee G/Banaadir.

howlgalCiidamada dowladda Soomaaliya ayaa xalay ka sameeyay xaafada Suuqa Xoolaha ee degmada Huriwaa ee G/Banaadir howlgal keentay inuu hal qof geeriyoodo mid kalena dhaawacmo, iyadoo howlgalladaas lagu qab-qabtay tiro dad ah.
Continue reading

%d bloggers like this: