Posted on July 10, 2014 by SomaliSwiss
Waxaa 8eedii bishaan oo ku beegan habeen hore ay isku dayeen markii koox abaabulan oo Al-shabaab ka tirsan uuna hogaaminayay Horjooge Xasan inay gudaha Madaxtooyadda Soomaaliya ka fuliyaan weerar Argagaxisanimo waxaana weerarkaasi ay ku sheegteen inay doonayeen inay ku dilaan Ra’iisul-WasaarahaXukuumadda Soomaaliya, C/wali Sheekh Axmed Maxamed. (HOOS KA DAAWO VIDEO)
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Fashilkii Al-Shabaab iyo Jaajuuskii fududeeyay weerarkii Madaxtooyada oo la soo bandhigay (DAAWO VIDEO).
Posted on July 10, 2014 by SomaliSwiss
Twin schoolgirls who followed their jihadi brother to Syria were hard-working students who hoped to train as doctors. Sixteen-year-olds Salma and Zahra Halane, who last summer achieved 28 GCSEs between them, left their parents’ home in the middle of the night and caught a flight to Turkey, before crossing the border. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on The jihad sisters: Bubbly and exceptionally bright, these twins with 28 GCSEs were set to train as doctors. Now they’re in Syria ‘training to be killers’.
Posted on July 10, 2014 by SomaliSwiss
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, Avv Caydiid C/llaahi Ilko-Xanaf ayaa Shaaca ka qaaday inay sharci ahayn ansixintii sharciga adeegga garsoorka dalka oo dhawaan uu ansixiyay Baarlamaanku, isagoo sheegay inuu u arko go’aankaas mid lagu bur-buriyo hay’adda garsoorka dalka Soomaaliya.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Shaaca ka qaaday inay sharci ahayn ansixintii Sharciga Adeegga Garsoorka.
Posted on July 10, 2014 by SomaliSwiss
Wadammada Mareykanka iyo Faransiiska ayaa ballan qaaday in Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay Siinayaan Tababbaraya Tayeysan, si looga hortago weerarrada kaga imaanaya Xarakada Al-shabaab oo dhawaanahan geysanaysay qaraxyo iyo dilal qorsheysan.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wadammada Mareykanka iyo Faransiiska oo ballan qaaday in Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay Siinayaan Tababbaraya Tayeysan.
Posted on July 10, 2014 by SomaliSwiss
Ururka Midowga Afrika ayaa Danjire Maman Sidikou u soo magacawday inuu noqdo wakiilkooda dalka Soomaaliya, kaddib markii uu iska-casilay xilka danjirihii hore ee Midowga Afrika, Maxamed Saalax Anaadiif bishii lasoo dhaafay isagoo aan sheegin sababta rasmiga ah ee uu xilka isaga casilay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Danjire Maman Sidikou oo Ururka Midowga Afrika u soo Magacaawday inuu noqdo Wakiilka Arrimaha Soomaaliya…
You must be logged in to post a comment.