Waa kuwan ciidanka Amisom ee dalka Soomaaliya loo keenay in ay Al-Shabab dowlada ka difaacaan. (SAWIRO)

askar amisom

HOOS KA DAAWO ISBADALKA SAWIRADA

Continue reading

DAAWO DHAARINTA WASIIRKA CUSUB EE AMNIGA.

DAAWO SHIR DEG DEG AH OO KU SAABSAN AMNIGA.

DAAWO Weerarkii Xalay Lagu Qaaday Madaxtooyada.

Safiirkii Soomaaliya u fadiyay dalka Ingiriiska oo loo magacaabay Agaasimaha Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida.

1511406_833406310004692_7358691541007144770_nRa’isul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed Maxamed ayaa galabta si rasmi ah ugu magacaabay Agaasimaha Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo ahaa Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Ingiriiska. Tallaabadan magacaabista ayaa ka dambeysay markii xilalkii laga qaaday Taliyeyaashii Nabadsugida iyo Booliska, kadib weerarkii xalay lagu qaaday Xarunta Mafaxtooyada, kaasoo ahaa kii labaad.
Continue reading

Ciidamada Dowladda oo baaritaan Culus ka wada xaafadaha ku dhow Xarunta Madaxtooyada

HowlgalCiidmada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa maanta Barqadnimadii howlgallo ka billaabay xaafadaha ku dhow xarunta madaxtooyada Somalia, iyadoo sidoo kalena ay xiran yihiin waddooyinka muhiimka ah ee Muqdisho qaarkood. HOOS KA DAAWO VIDEO
Continue reading

R/wasaare C/weli Sheekh oo magacaabay Wasiirka Amniga Qaranka, isbedelna ku sameeyay Laamaha Amniga

Ra'iisal-waasaraha CusubWareegta uu soo saaray R/wasaare Dr. C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa wuxuu ku magacaabay wasiirka cusub ee Amniga Qaranka, isagoo xilalkii ka qaaday taliyayaasha ciidamada Booliiska iyo nabadsugidda una magacaabay taliyayaal cusub. (SAWIRO)
Continue reading

Dowladda Soomaaliya oo ka War-bixisay Khasaarihii Weerarkii Madaxtooyada

W.WarfaafintaDowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka bixisay khasaarihii ka dhashay weerarkii xalay ay xoogagga Al-shabaab ku bartilmaameedsadeen dhismaha madaxtooyada Soomaaliya, iyadoo dowladdu ay sheegtay in la dilay dhammaan kooxihii weerarka soo qaaday. Continue reading

%d bloggers like this: