Posted on July 8, 2014 by SomaliSwiss

HOOS KA DAAWO JIRKA JARAA’ID
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha & Wasiirka Warfaafinta oo kahadlay weerarkii caawa ay kooda Shabaab ku qaaday madaxtooyada.
Posted on July 8, 2014 by SomaliSwiss
Kooxda Al-shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkii caawa lagu qaaday xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya. HOOS KA DAAWO SAWIRO IYO VIDEO Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Kooxda Al-Shabaab oo sheegatay weerar xoogan oo caawa lagu qaaday madaxtooyada Soomaaliya.
Posted on July 8, 2014 by SomaliSwiss
Maxakamada ciidamada qalabka sida ee Gobolka Hiiraan ayaa maanta askari ka tirsan ciidanka xoogga dalka ku riday xukun xabsi saddex bilood ah kaddib markii si AMAR la’aan ah uu uga soo baxay difaacii uu ku jiray. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Gobolka Hiiraan oo xukun tacsiir ah ku riday askari
Posted on July 8, 2014 by SomaliSwiss
Kooxo ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa caawa weerar xooggan ku qaaday xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, iyadoo wararka hordhaca ah ay sheegayaan in khasaare dhimasho iyo dhaawac ah uu sababay weerarka.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya oo Kooxo Hubeysan weerar culus ay ku qaadeen!!!!!!
Posted on July 8, 2014 by SomaliSwiss
Waxaa xalay magaalada Muqdisho ka dhacay Shir uu shir guddoominayey Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed, waxaa ka qeyb-galay wasiirrada Xukuumadda, guddiga Difaaca u qaabilsan Barlamaanka xubno ka socday taliyeyaasha Nabad sugidda iyo Booliska, guddoomiyaha gobolka Banaadir, waxaana looga hadlayey ammaanka caasimadda iyo isbadellada la qorsheeyey in lagu xasiliyo sidii loo fulin lahaa.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’isul-wasaare C/weli Sheekh Axmed oo shir guddoominayey Kulan looga gorfeynayey Ammaanka Caasimadda.
Posted on July 8, 2014 by SomaliSwiss
Hoggaamiyaha Xisbiga isbahaysiga Mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa ugu baaqay xukuumadda shalay oo Isniinta ahayd inay ciidamada Kenya ka soo saarto Soomaaliya, kaddib markii Al-shabaab ay dalkaas ku qaaday weerarro uu dhiig badan ku daatay.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xisbiga Mucaaradka Kenya oo ugu baaqay dowladda Kenya inay Ciidamada Kenya ka soo saarto dalka Soomaaliya.
You must be logged in to post a comment.