Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida oo xukun dil ah ku riday dhagar qabe Shabaab ka tirsan.

NamnlösMaxkamadda darajada 1aad ee ciidamada qalabka SIDA ee Soomaaliya ayaa maanta  xukun dil ah ku riday nin ka tirsan Shabaab ka oo ka dambeyey qaraxii ka dhacay Hotelka Maka Al Mukarama sanadki la soo dhaafay. Continue reading

Rabshado salka ku haya Siyaasad oo laga baqayo inay maanta ka dhacaan dalka Kenya.

police-KenyaDalka Kenya ayaa laga cabsi qabaa inay maanta ka dhacaan rabshado salka ku haya siyaasad, iyadoo lagu wado inay ka dhigaan bannaanbax weyn magaalada Nairobi taageerayaasha xisbiga ODM oo ah xisbiga ugu weyn xisbiyada mucaaradka Kenya.
Continue reading

Ciidamo Beeleed oo ku sugan Degmada Beledxaawo oo maanta Howlgallo Ka Wada Degmadaas.

BaarisCiidamo Beeleed oo ku sugan Degmada Beledxaawo ee gobolka Gado, ayaa maanta Howlgallo Ka Wada Degmadaasi, si ay u xaqiijiyaan amaanka.
Continue reading

%d bloggers like this: