Agaasimaha Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed Mudane Al-Cadaala oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Stockholm ee dalka Sweden.

IMG_9531

HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE

Continue reading

Ciidamo beeleedka Axmed Madoobe oo si xoogan loogu qalabeeyey, iyadoo tababar xeel dagaalna loo siiyey.

Ciidanka  A. MadoobeMadaxa maamulka KMG Xaq darrada ah ee Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa shalay boqolaal ka tirsan Ciidamo beeleedka oo si xooggan loo qalabeeyey, tababar xeel dagaalna la siiyey ayaa tababar loogu soo xiray Magaalada Kismaayo. SAWIRRO
Continue reading

Kooxda Al-shabaab oo mar kale weerar khasaare geystay ku qaadday Dalka Kenya

Qarax KenyaWar naga soo gaaray magaalada Nairobi ayaa sheegaya in Kooxda Al-shabaab ay mar kale weerar khasaare geystay ku qaadday Dalka Kenya, waxaana weerarkaas ku dhintay ugu yaraan 13-qof. Continue reading

<span>%d</span> bloggers like this: