Qarax Xooggan oo maanta barqadii ka dhacay agagaarka Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa ugu yaraan ku dhintay shan qof oo laba ka mid ah ay ahaayeen ciidan ilaalo ka ahaa Yarunta Baarlamaanka Soomaaliya kaddin markii weerar is-miidaamin ah lagu qaaday xarunta baarlaamanka Soomaaliya, iyadoona ay ku dhaawacmeen 11-qof oo kale. Continue reading
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Qarax Xooggan oo maanta barqadii ka dhacay agagaarka Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya.
You must be logged in to post a comment.