Posted on July 3, 2014 by SomaliSwiss
War dheeri ah oo kasoo baxay dilkii Mudane Maxamed Maxamuud Xeyd oo maanta loogu geystay degmada Xamar-weyne ee G/Banaadir iyo dhaawacii xildhibaan C/llaahi Axmed Xuseen Coonka.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on War dheeri ah oo kasoo baxay dilkii loo geystay Mudane Xeyd iyo dhaawacii Coonka
Posted on July 3, 2014 by SomaliSwiss
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli sheekh Axmed, ayaa ka tacsiyeeyay dilkii loo geystay Allaha u naxariistee Xildhibaan Maxamed Maxamuud (Xayd) oo maanta u geeriyooday weerar ay ku qaadeen dhagar-qabayaal xili uu marayay degmada Xamar-weyne. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya oo ka hadlay dilka Xildhibaan Xayd, kana tacsiyeeyey.
Posted on July 3, 2014 by SomaliSwiss
Kooxo dhagar qabayaal ah oo hubeysnaa ayaa goor dhow degmada Xamar weyne Ee Gobolka Banaadir ku dilay Xildhibaan Maxamed Maxamuud Xeyd oo ka mid ahaa mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyadoo xildhibaanka uu la geeriyooday mid ka mid ah ciidamada Dowladda Soomaaliya.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Kooxo hubeysan oo magaalada Muqdisho ku dilay Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Dalka Soomaaliya.
Posted on July 3, 2014 by SomaliSwiss
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in malaayiin qof oo ku nool dalalka Soomaaliya iyo Yemen ay u baahan yihiin kaalmo deg-deg ah, si looga hor-tago inay macluul ka dilaacdo deegaannada ay dadkaan ku nool yihiin.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Qaramada Midoobay oo ka digtay in Somalia ay mar kale Macluuli ka Dillaacdo
Posted on July 3, 2014 by SomaliSwiss
Sida ay shaaciyeen Saraakiil Mareykanka ah in Ciidamo Mareykanka ay si qarsoodi ah uga howlgalaan dalka Soomaaliya, kuwaas oo tan iyo sannadkii 2007-dii, iyagoo xusay inay taasi qayb ka tahay qorshe uu Mareykanku ku doonayo inuu ku yareeyo khataraha Al-shabaab ka imaanaya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Maxaa ka jira in Ciidamo Mareykanka ah ay si qarsoodi ah uga howlgalaan dalka Soomaaliya?
You must be logged in to post a comment.