Advertisements

IDAACAD CUSUB OO KU HADASHA AFKA CIIDAMADA QALABKA SIDA OO MAANTA LAGA FURAY MUQDISHO.

DSC025411Munaasabad kooban oo xariga looga jarayay Radio Muqdisho codka ciidamada qalabka sida ayaa waxaa ka qeyb galay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Wasiirka Warfaafinta, Wasiirka Gaashaandhigga ahna siihayaha Xilka Wasiirka Amniga Qaranka, Taliyaha Ciidanka xoogga dalka, Abaanduulaha ciidanka, ururka Haweenka Qaranka ayaa maanta lagu qabtay xarunta Wasaaradda Warfaafinta ee magaalada Muqsho. HOOS KA DAAWO SAWIRADA & VIDEO
Continue reading

Advertisements

Bannaanbax lagu soo afjarayay maalamaha xoriyadda oo magaalada Muqdisho lagu qabtay.

Bannaanbax 1da Luliyo.jpg1Ra’isal wasaaraha Somalia, Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa maanta Ubax dhigay xarumo taariikhi ah oo ku yaalla Muqdisho oo ay ka mid yihiin tallooyinkii loo dhisay halyeeyadii Soomaaliyeed, wuxuuna sidoo kale ka qayb-galay bannaanbax lagu weynaynayay munaasabadda 01-da Luuliyo. Continue reading

%d bloggers like this: