Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia Prof. Jawaari oo ka hadlay shir looga Hadlayay Dimuqraadiyeenta Soomaaliya

Shirka diinoqradiyeenta.jpg1Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia, Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) oo uu wehliyo ku xigeenkiisa, Mahad Cabdalla Cawad ayaa khudbad ka jeediyay shir looga hadlayay dar-dar-gelinta dimuqraadiyeynta Soomaaliya, iyadoo shirkan ay ka qaybgaleen ergo ka badan 400 oo ruux.
Continue reading

Golaha Wasiirrada oo Maanta Dhageystay War-bixinno la Xiriira xaalada Ammaanka Dalka.

Ra'iisal-wasaaraha Soomaaliya.jpg1Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Sheekh Axmed ayaa boggaadiyay dadaalka ay sameeyeen ciidamada ammaanka, wuxuuna xusay in qorshaha wax looga qabanayo ammaanka uu yahay mid ay ciidamada iyo daweynaha Soomaaliyeed kawada qayb-qaadanayaan si looga hor -tago khatarta ay la imaan karaan kooxaha nabadda diiddan.
Continue reading

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta Booqasho gaaban ku gaaray magaalada Garbahaarrey ee Xarunta G/Gedo.

war degdeg ahMadaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqasho gaaban ku tagay magaalada Garbohaarrey ee xarunta gobolka Gedo.
Continue reading

Ciidamada Ammaanka dowladda iyo kuwa AMISOM oo baaritaan ka wada Suuqa weyn Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.

BaaritaanwadadaCiidamada Ammaanka dowladda iyo kuwa Amisom oo is kaashanaya ayaa maanta howlgal baaritaan ah ka wada Suuqa weyn Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Continue reading

Nicholas Kay oo taageeray heshiiska maamul u sameynta Gobolada Mudug iyo Galgaduud.

Nicholas Kay1Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay heshiiska hal maamul loogu dhisayo gobollada dhexe ee Soomaaliya ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.
Continue reading

Dadweynaha Ku Nool Degmada Dhuusamareeb oo soo dhaweeyey heshiiska maamul u sameynta G/Mudug iyo Galgaduud

G. GalgaduudDadweynaha ku nool degmada Dhuusamareeb ayaa soo dhoweeysay heshiiskii shalay magaalada Muqdisho ay ku gaareen Mas’uuliyiinta maamullada gobollada Galgaduud iyo Mudug, kaas oo ahaa in hal maamul loo sameeyo gobolladaasi.
Continue reading

Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed oo u wareegay Frequency Cusub Qeybta Yurub ee Hotbird.

Somali family living on bench outside Tooting TK Maxx.

3171683A Somali family have been living on a bench in Tooting for weeks on end.  Last night two people were huddled under sleeping bags, directly outside TK Maxx, in Tooting High Street.

Continue reading

Somali woman killed for not wearing veil, relatives say.

al-shababMilitant Islamists in Somalia have shot dead a Muslim woman for refusing to wear a veil, her relatives say. Ruqiya Farah Yarow was killed outside her hut near the southern Somali town of Hosingow by gunmen belonging to the al-Shabab group, they say. Continue reading

Muqdisho: Xukuno isugu jira Dil & Xabsi daa’in lagu kala xukumay qaar kamid ah Maleeshiyaadka Al-Shabaab.

Ciidamada amniga oo ku guuleysteen inay toogasho ku dilaan Dhagar-qabe ka tirsan Al-Shabaab oo dil u geystay askari.

Suuqa BakaarahaCiidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta gudaha suuqa bakaaraha ee magaalada muqdisho ku toogtay dhagar qabe ka tirsanaa Kooxda Al-Shabaab kaasoo dil u geystey askari ka tirsanaa ciidanka.
Continue reading

Haweenay magaalada Muqdisho ku dhashay Caruur Mataanno ah oo isku dhegan waa Mucjisada Adduunka!!

Mucjiso1Haweenay Soomaali ah ayaa waxay magaalada Muqdisho ku dhashay Caruur Mataanno ah oo isku dhegan waa Mucjisada Adduunka!!; Carruuntani isku dhegan ayaa waxa ay 24-kii bishaan ku dhasheen magalada Muqdisho, waxaana dhashay gabar ugub ah, iyadoo ilaa iyo hadda an lagayn Cisbitaal si loo la socda xalaadeeda cafimaad maamada ay ka dhalisay carruurtaani mataanaha ah Umuliso dhaqameed. (SAWIRO) Continue reading

Hoggaamiye Beeleedka maamulka KMG ah oo sheegay inay u diyaar-garoobeen la wareegidda Jubbooyinka.

Madaxweyne_Xasan_Sheekh_Kismaayo_5Hoggaamiye Beeleedka maamulka KMG ah ee Xoogga ku haysta magaalada Kismaayo ee G/Jubbada Hoose, Sh. Axmed Madoobe ayaa sheegay in maamulkiisu uu u diyaar-garoobay sidii deegaannada ka maqan gacantooda ee Jubbooyinka ay dib ugu soo ceshan lahaa.
Continue reading

Qaabkii ay Soomaalida ugu Ciidey Magaalada Zurich ee dalka Switzerland (DAAWO SAWIRADA).‏

Salaada Ciida.jpg2

HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE Continue reading

Israa’iil oo xalay ilaa waaberigii maantay ay ku qaadeen marinka Gaza ee dhulka Falastiin Yuhuudda .

GazaIsraa’iil ayaa xalay ilaa waaberigii maantay ay ku qaadeen marinka Gaza ee dhulka Falastiin Yuhuudda , waxaana ku geeriyooday ugu yaraan 110 qof oo shacab ah. Continue reading

Gaari walxaha qarxa ay kusoo xireen kooxda Al-Shabaab oo ay ciidamada amniga fashiliyeen.

FashilCiidamada ammaanka dowladda ayaa maanta fashilayay gaari uu lahaa nin shacab ah oo ay maleeshiyada Al-Shabaab ku xireen walxaha qarxa, si ay waxyeelo u gaarsiiyaan muwaadinka Soomaaliyeed iyo bulshada inteeda kale. Continue reading

Kooxda Al-Shabaab oo ku goodisay inay beegsanayaan diyaaradaha sahayda u wada ciidamada AMISOM.

sheekh_cali1Kooxda Al-shabaab ayaa ku gooddisay in ay beegsan doontaan diyaaradaha sahayda u sida ciidamada AMISOM ee ku sugan gobollada dalka Somalia.
Continue reading

Ciidamada ammaanka ee dalka Kenya oo shaaciyay in ay Qabateen labo ruux oo xiriir la lahaa Ururka Al-shabaab.

kenyaCiidamada ammaanka ee dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay labo nin oo lagu tuhunsan yahay in ay wax ka ogaayeen weerarkii ay Al-shabaab ka fulisay Westgate Mall bishii September ee sanadkii 2013 iyo weliba weerarkii kale ee bishii Juun ee lasoo dhaafay lagu qaaday deegaanka Mpeketoni. Continue reading

Soomaalida ku nool wadanka Switzerland oo si weyn u Ciiday Munaasabadda maalinta Ciidul Fidriga.

Ciida11Shalay oo Isniinta ahayd ayaa waxaa Munaasabadda Ciidul Fitriga si isku mid ah looga wada Ciiday dhammaan wadamada Caalamka Islammka iyo kuwa ay Islaamka ku yar yihiinba, balse waxaa xusid mudan in gobollada dalka Soomaaliya oo idil laga dareemay mid ahaansha Diineed, waxayna Ciidan noqtay mid si reynreyn iyo Farxad leh looga wada Ciiday dalka oo ay ugu horreyso caasimada Muqdisho. (SAWIRO)
Continue reading

CIID WANAAGSAN, CIID MUBAARAK, ALLES GUTE ZUM EID MUBARAK, HAPPY EID MUBARAK.

HOOS KA DAAWO HEESAHA CIIDA OO VIDEO AH

undefinedRiix Halkaan Continue reading

Hundreds of thousands in Mogadishu need food aid, says UN

Macluul iyo JirroMogadishu – Over 350,000 people in Somalia’s war-ravaged capital are in acute need of food aid as government and charities struggle to cope, the UN warned Saturday, with other cities also in crisis.
Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Wareegto ku magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Soomaaliya.

Madaxweyne xasan-sheekh.jpg2Wareegto maanta ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah loogu magacaabay in Mudane Axmed Cali Daahir uu noqda Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka. Continue reading

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo shaaca ka qaaday in Dowladda Imaaraadka Carabtu ay ka jawaabtay baaqii Xukuumadda Soomaaliya.

Deeqda ImaaraadkaRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa maanta ka guddoomay dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta deeq raashin ah oo loogu talagalay in lagu caawiyo dadka Soomaaliyeed ee saameeyeen abaaraha iyo cunto-yarida ka jirta qeybo kamid ah gobollada dalka. (SAWIRO)
Continue reading

Ra’isul Wasaaraha Dalka Soomaaliya oo Rajo wanaagsan ka muujiyay in Dalka ay gaarsiiyaan doorasho xor ah.

Ra'iisal-waasaraha Soomaaliya.jpg7Ra’isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Weli Sheekh Axmed Maxamed oo shalay ka qeyb galay Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa rajo ka muujiyey In Xukuumaddiisa ay ku guuleysato in dalka ay gaarsiiso marxalad doorasho ah marka la gaaro sanadka 2016-ka.
Continue reading

Singer shot dead after saying Somali bank funds terror.

saado ali warsame.Saado Ali Warsame, a well-known singer and member of parliament in Somali, was assassinated Wednesday on the streets of Mogadishu near the Ambassador Hotel. The jihadist organization Al-Shabaab claimed responsibility for the murder.
Continue reading

Dahabshiil offices closed for skipping payment to al-Shabaab.

        ” Money Jihad Combating terrorist financing

Dahabshiil.jpg2Somali news outlets reported on July 12 that several Dahabshiil offices in southern Somalia were ordered to close after the money transfer company failed to make required “sako” [zakat] payments to the al-Shabaab terrorist organization. Continue reading

Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed “Nusoj“ oo Cambaareyey Qarax lagu rakibay Gaari uu leeyahay Wariye Ka Tirsan Ururka.

Ururka nusojUrurka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa cambaareeyay isku daygii fashilmay ee la rabay in lagu qaarajiyo Wariye Maxamed C/llaahi Xaaji Oo Ka Tirsan Warbaahinta Qaranka islamarkaana loogu xiray gaarigiisa, waxaana ay ku tilmaameen mid cadowtinimo oo lagu leynayo wariyeyaasha u qidmeynaya bulshada Soomaaliyeed. Continue reading

Culummada Soomaaliyeed oo si kulul u Cambaareeysay duqeymaha Yuhuudda ay ka wado Gaza

Majmaca culummada Soomaaliyeed.jpg1Culummada Soomaaliyeed ayaa si kulul u cambaareeysay duqeynta Yuhuuddu ay u geysatay dadka maatada ah ee ku dhaqan Marinka Gaza ee dhulka Falastiin, kaas oo ay ku dhiteen dad farabadan.
Continue reading

Seattle Somalis Worry Arrests Could Hinder How They Send Home Money.

Bannaanbax XawaaladeedA Somali immigrant living in Kent was arrested Wednesday on charges of fundraising for the Somali insurgent group Al-Shabaab. Her arrest could cast more suspicion on the system Somalis use to send money home.
Continue reading

AU: Somali Shebab commanders killed in African Union offensive

amisom somaliaAfrican Union troops in Somalia said today that they had killed two “senior” commanders of the Al-Qaeda-linked Shebab insurgents, in the latest push of an offensive against the extremist fighters. Continue reading

%d bloggers like this: