Xuska Maalintii Qaranka & Calan Saarka Soomaaliya

Somalia's History

HOOS KA DAAWO TAARIIKHDA

Halkaan ka akhri Continue reading

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ansixiyey hindise Sharciyeedka Dhismaha Golaha Adeega Garsoorka

???????????????????????????????Kulanka Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya aye maanta yeesheen ayaa waxaa shir gudoominayey Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari,gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Baarlamaanka Mudane Jeeylaani Nuur Iikar ayaana goobjoog ka ahaa,kooramkana waxa uu ku furmay 161 Xildhibaan ayadoo ajandaha Fadhiga Baarlamaankana uu maanta ahaa u codeynta Hindise Sharciyeedka Dhismaha Golaha Adeegga Garsoorka. Continue reading

Dowladda Imaaraadka oo dalkeeda ka bilowday ururinta lacag lagu tabarucayo shan Million qof oo dunida daafaheed ku kula nool………

Bisha Cas ImaaraadkaWar ay baahiyeen Warbaahinta dalka Imaaraadka ayaa sheegaya in Xukuumadda Imaaraadka ay bilowday ururinta lacag lagu tabarucayo shan Million oo ruux oo dunida daafaheed ku kula nool,si looga kaalmeeyo cabidda biyo nadiif ah inta lagu guda jiro bisha barakaysan ee Ramadan.
Continue reading

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka hadlay Barnaamijka Nabad ku Afura.

Muungaab.jpg2Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Jen. Xasan Maxamed Xuseen (Muun-gaab) oo ka hadlay markii ugu horreysay baraamijka nabad ku afur ayaa sheegay inuu yahay mid la doonayo in bulshada iyo maamulku ay ku kala warqaataan.
Continue reading

%d bloggers like this: