SUUGAANTA RAMADAANKA SOMALISWISS. (Keydkii Qaranka ee Radio Muqdisho).

Waxaan ugu bishaarey naynaa dhammaan soo booqdayaasha SomaliSwiss in ay boggaan ka heli karaan, Suugaanta kala duwan ee Ramadaanka oo isugu jirta Nabi Amaan, Heeso Ramadaan soo dhaweyn ah iyo kuwa sagootin ah iyo kuwa kale oo nuuc kasta leh. HOOS KA DHEGAYSO SUUGAANTA RAMADAANKA. Continue reading

Bilashada Bisha Ramadaan oo laga arkay deegaanno ka tirsan Gobolka Sool.

Ramadaan KariimWaxaa bilashada bisha barakaysnayd ee Ramadaan la arkay marqiribnimadii caawa deegaanno ka tirsan gobolka Sool, iyadoo maalinta berri ah ay noqonayso maalintii koowaad ee bishan Ramadaan. Continue reading

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo ka qeyb galay shir caalami ah oo looga hadlayo waxbarashada.

shirka waxbarashadaWasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ciise Maxamed Axmed (Guraase) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa kaga qeyb galay magaalada Brussels ee wadanka Belgium Shirka barnaamijkiisa ay ku bahoobeen dawladaha kaalmada bixiya, hay’addo caalami ah, Ururo gaar loo leeyahay iyo dawladaha la taakuleeyo (Global Partnership for Education).
Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo sheegay in dowladda ay diyaarisay qoorshe Nabad looga Afuraayo.

Madaxweynaha iyo Bulshada_rayidka.jpg1Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay dowladda Soomaaliya ay bisha Ramadaan diyaarisay qorshe loogu magac daray “Nabad Ku Afur”, kaasoo loogu talagalay in looga hortago falalka argagaxinta ah ee ay maleeshiyaadka Al-Shabaab geysan karaan bisha Ramadaan gaar ahaan xiliyada afurka iyo cibaadada.
Continue reading

Dowladda Mareykanka iyo AMISOM oo digniin ku soo saare in weeraro ay ka dhaca magaalada Muqdisho inta lagu jiro bisha Ramadaan.

Muqdisho1.jpg1Warbixin qoraal ah oo ay soo kala saareen Mareykanka iyo AMISOM ayaa waxaa looga digay Dowladda Soomaaliya in weerarro argagaxiso ah ay magaalada Muqdisho iyo gobollada dalka qaarkood inta lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan. Continue reading

%d bloggers like this: