Madaxweyne Xassan Sheekh oo sheegay in dadka wada dagaal Beeleedyada ay fursad siinayaan Xarakada Al-Shabaab.

Madaxweyne Hassan Sh MohamudMadaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo kahadlay dagaal beeleedyada kasocda qaar kamid ah gobollada dalka gaar ahaan deegaano katirsan gobollada Sh/Hoose ,Galguduud, Jubada Hoose iyo Sh/Dhexe ayaa sheegay inay ka faa’iideysanayaan kooxaha Argagaxisada gaar ahaan maleeshiyada Al-Shabaab isagoo ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo.
Continue reading

Dalka Britain oo xalay si rasmi uga dhaqan-galay Sharciga joojinta Jaadka iyo Ra’iiul Wasaaraha Britain oo ka hadlay arrintaas.

David CameronWaxaa xalay saqdii dhexe si rasmi ah uga dhaqan-galay Dalka Britain oo dhan mamnuucidda jaadka, iyadoo ay tahay markii ugu horreysay oo dalkaas laga joojiyo ganacsiga iyo cunista jaadka. Continue reading

%d bloggers like this: